M/weynaha Soomaaliya Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtay Isaga Oo Wax Soo Dhaweyn Ah Aan La Kulmin

0
Saturday February 25, 2017 - 20:37:31 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    M/weynaha Soomaaliya Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtay Isaga Oo Wax Soo Dhaweyn Ah Aan La Kulmin

    Waxaa galabta Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay Wafdi uu hogaaminaayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo Safar ku tagay Dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa galabta Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay Wafdi uu hogaaminaayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo Safar ku tagay Dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya.

Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayada oo aysan jirin wax soo dhaweyn ah oo ay u sameeyeen Mas’uuliyiint dowlada Soomaaliya ee isugu jirta Wasiiro, iyo Xildhibaanada 2-Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa safar 2 Maalin ah ku qaatay dalka Sucuudi Carabiya halkaasi oo u kulamo looga hadlay Ajandayaal kala duwan oo quseeyay Soomaaliya iyo dalka Sucuudiga uu ku la qaatay Boqorka Dalkaasi Boqr Salmaan Binu C/casiis Al Sacuud iyo Mas’uuliyiinka kale.





Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip