Haweeney Uu Qabo Sarkaal Ajnabi Ah Oo Ka Tirsan Ururka Al Shabaab Oo La Qabtay

0
Saturday February 25, 2017 - 21:09:10 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweeney Uu Qabo Sarkaal Ajnabi Ah Oo Ka Tirsan Ururka Al Shabaab Oo La Qabtay

    Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaran Soomaaliya ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Haweeyney la sheegay in uu qabo mid kamid ah Sarkaal Ajnabi ah oo ka tirsan Dagaalyahanada Ururka Al Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaran Soomaaliya ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Haweeyney la sheegay in uu qabo mid kamid ah Sarkaal Ajnabi ah oo ka tirsan Dagaalyahanada Ururka Al Shabaab.

Guddoomiyaha Degmadda C/casiis ee Gobolka Banaadir Cismaan Muxiyadiin ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta inay Ciidanka NISA ay qabteen Haweeneydaasi la sheegay inuu qabo Sarkaal Ajnabi ah.

Cismaan Muxiyadiin oo ah Guddoomiyaha Degmadda C/csiis ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in Haweeneyda lagu hayo Baaritaano oo wax la weydiinayo lamana shaacinin dalka uu u dhashay Ninkeeda.

Dhinaca kale Saraakiisha NISA ayaan weli shaaca ka qaadin Haweeneyda ay soo qabteen iyo dalka uu u dhashay Ninkeeda.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip