Faah Faahin:-Xildhibaan Hore Oo Maanta Lagu Dilay Degmada Dharkeynleey

0
Sunday February 26, 2017 - 13:19:14 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin:-Xildhibaan Hore Oo Maanta Lagu Dilay Degmada Dharkeynleey

    Allaha u Naxariistee waxaa maanta Degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir lagu Dilay Xildhibaan hore C.Qaadir Qaasim Mursal hadana ka shaqeynaayay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u Naxariistee waxaa maanta Degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir lagu Dilay Xildhibaan hore C.Qaadir Qaasim Mursal hadana ka shaqeynaayay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Xildhibaanka ayaa waxaa Dilka u geystay Kooxo ku hubeysnaa bastoolado Islamarkaana goobta uu Dilka ka dhacay ka baxsaday.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in Dilka uu ka dhacay Xaafadda Ceel dheere ee Degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir waxaana halkaasi gaaray Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo kuwa maamulka Degmada Dharkeynleey.

C.Qaadir Qaasim Mursal ayaa ka mid ahaa Xildhibaanadii Baarlamaankii Madaxweyne Cabdi Qaasim Salaad Xasan , waxaana sanadyadii dambe uu ka shaqeynaayay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip