Madaxweyne Farmaajo Oo Booqday Xabsiga Dhexe Ee Xamar

0
Sunday February 26, 2017 - 14:58:10 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 378
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Booqday Xabsiga Dhexe Ee Xamar

    Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo manata booqday Xabsiga Dhexe Xamar ee Magaalada Muqdisho ayaa Amar ku bixiyay in la sii daayo Maxaabiista Mudada Xarigooda dhameystay ee u xayirnaa Arrimaha Doorashooyinka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo manata booqday Xabsiga Dhexe Xamar ee Magaalada Muqdisho ayaa Amar ku bixiyay in la sii daayo Maxaabiista Mudada Xarigooda dhameystay ee u xayirnaa Arrimaha Doorashooyinka.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaliyeed Bashiir Goobe oo Madaxweynaha ku Soo Dhaweeyey Xarunta Xabsiga Dhexe ayaa Faah-faahin ka siiyey Xaalada ay ku nool yihiin Maxaabiista ku Xiran Xabsiga Xamar kuwaas oo qaarkoo ay ku eedeeyeysan yihiin Danbeyo Fudud.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku amaanay Taliska Asluubta Soomaliyeed si dhaqan celinta ay ugu sameeyeen Maxaabista ku xiran Xabsiga Dhexe ee Xamar, waxa uu sidoo kale sheegay in dowladadiisa ay ku dadaali doonto sidii looga taxadari lahaa Maxaabista Soomaaliyeed ee Xabsigaasi ku Xiran.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip