Madaxweyne Farmaajo Oo Sacuudiga Kala Hadlay Arrin Muhiim Ah

0
Monday February 27, 2017 - 15:02:45 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Sacuudiga Kala Hadlay Arrin Muhiim Ah

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo todobaadkaan gudihiisa safarkii ugu horeyay ku tagay dalka Sacuudiga ayaa waxaa la sheegay in Madaxda dalkaas uu kala hadlay arrinta Saldhigga Berbera oo dowladda Imaaraadka Carabta ay kala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo todobaadkaan gudihiisa safarkii ugu horeyay ku tagay dalka Sacuudiga ayaa waxaa la sheegay in Madaxda dalkaas uu kala hadlay arrinta Saldhigga Berbera oo dowladda Imaaraadka Carabta ay kala heshiisay Xukuumadda Somaliland.

Sarkaal ka tirsanaa Wafddiga Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Riyadh Post in dowladda Soomaaliya ay Sacuudiga weydiisatay in dowladda Sacuudiga dhex dhexaadiso Imaaraadka iyo Soomaaliya si aysan Imaaraadka u dhameystirin Saldhigga Berbera ee Gobolka Saaxil.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxmed Farmaajo ayaa Madaxda dalka Sacuudiga ka codsaday in ay dhex dhexaadiyaan dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka iyada oo dowladda Soomaaliya aysan oggoleyn Saldhigga Imaaraadka ka dhisanayo Berbera.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip