DEG DEG:-Qarax Xoogan Oo Goordhow Ka Dhacay Isgoyska Ex Control Afgooye

0
Monday February 27, 2017 - 15:49:06 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Qarax Xoogan Oo Goordhow Ka Dhacay Isgoyska Ex Control Afgooye

    Waxaa goordhow Qarax xoogan uu ka dhacay Isgoyska Ex Control Afgooye ee Magaalada Muqdisho waxaana Qaraxaasi ka dhashay Khasaaro faraba badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhow Qarax xoogan uu ka dhacay Isgoyska Ex Control Afgooye ee Magaalada Muqdisho waxaana Qaraxaasi ka dhashay Khasaaro faraba badan.

Qaraxa ka dhacay Isgoyska Ex Control Afgooye ayaa waxaa si weyn looga maqlay Agagaarka goobta uu Qaraxa ka dhacay.

Qaraxa ka dhacay Isgoyska Ex Control Afgooye ayaa waxa ay wararka sheegayaan in uu yahay Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay waxaana ka hortay Ciidanka Hay’addaha Amniga.

 

La soco wixii kusoo kordha insha allaah .

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip