Qarax Lagu Qaarijiyay Ganacsade Oo Ka Dhacay Degmada Waabari

0
Tuesday February 28, 2017 - 15:26:00 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Lagu Qaarijiyay Ganacsade Oo Ka Dhacay Degmada Waabari

    Waxaa maanta Qarax xoogan uu ka dhacay Nawaaxiga Xarunta UNICEF ee Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir waxaana Qaraxaasi ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta Qarax xoogan uu ka dhacay Nawaaxiga Xarunta UNICEF ee Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir waxaana Qaraxaasi ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac .

Qaraxa ayaa la xaqiijiyay in uu ku xirnaa gaari uu watay mid kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed, oo isla durbadii halkaas ku geeriyooday.

Ma Cadda qofka saarnaa gaariga iyo halka uu u shaqeynayay, hase ahaatee waxaa lagu soo waramayaa in gaariga uu bur bur xooggan soo gaaray.

Goobta uu Qaraxa ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya kuwaa oo halkaasi ka wada baaritaano la xiriira Qaraxan ka dhacay Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir.

Ilaa hada ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyada Qaraxa maanta lagu dilay mid kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip