Madaxweynaha Soomaaliya Oo Magacaabay Xil Cusub

0
Tuesday February 28, 2017 - 15:33:32 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Soomaaliya Oo Magacaabay Xil Cusub

    Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed ayaa waxaa lagu Magacaabay la Taliyaha dhanka Arimaha Bulshada ee Madaxweynaha Soomaaliya waxaana loo Magacaabay Haweeney.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed ayaa waxaa lagu Magacaabay la Taliyaha dhanka Arimaha Bulshada ee Madaxweynaha Soomaaliya waxaana loo Magacaabay Haweeney.

Haweeneyda loo Magacaabay la Taliyaha dhanka Arimaha Bulshada ee Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa lagu Magacabaa Caasho Abokar Qaasim sida lagu daabacay Warbaahinta dowlada.

Caasho Abokar Qaasim ayaa waxaa lagu sheegay inay khibrad u leedahay dhanka Arimaha Bulshada.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip