Duqeyn Xoogan Oo Ka Dhacday Deegaanka Ceel-Cade Ee Gobolka Gedo

0
Wednesday March 01, 2017 - 13:24:41 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqeyn Xoogan Oo Ka Dhacday Deegaanka Ceel-Cade Ee Gobolka Gedo

    Diyaarado Dagaal ayaa duyqeyn ka geestay saacadihii la soo dhaafay Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo halkaasi oo ay ku sugan yihiin Dagaalyahano ka tirsan Ururka Al Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaarado Dagaal ayaa duyqeyn ka geestay saacadihii la soo dhaafay Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo halkaasi oo ay ku sugan yihiin Dagaalyahano ka tirsan Ururka Al Shabaab.

Duqeynta ayaa ka dhacday Deegaanka Ceel-Cade ee Gobolka Gedo waxaana lala beegsaday Gawaari ay la socdeen Dagaalyahano ka tirsan Ururka Al Shabaab sida aan Wararka ku heleyno.

Ilaa iyo hada lama oga Khasaaraha ka dhashay Duqeynta ka dhacday Deegaanka Ceel-Cade ee Gobolka Gedo iyo Warar Madax banaan oo ku saabsan duqeyntaasi.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip