Qarax Khasaaro Geystay Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Dharkeynley

0
Wednesday March 01, 2017 - 13:54:35 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Khasaaro Geystay Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Dharkeynley

    Qarax Xooga ayaa lagu soo Waramayaa inuu ka dhacay Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Nawaaxiga Isbitaal Macaani waxaana Qaraxa uu sababay dhimasho iyo dhaawac.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax Xooga ayaa lagu soo Waramayaa inuu ka dhacay Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Nawaaxiga Isbitaal Macaani waxaana Qaraxa uu sababay dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa ayaa lagu xiray gaari kuwa Raaxadda ah oo marayay xaafadda Zeeno oo u dhaxaysa Dabaakayo Madow iyo Dabakaayo Cagaar ee Degmada Dharkeynley sida ay inoo sheegeen Dad Goobjoogayaal ah oo goobta ku suganaa.

Ilaa haatan si dhab looma oga Cida lala beegsaday Qaraxaan ka dhacay Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir.

Goobta uu Qaraxa ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo kuwa maamulka Degmada Dharkeynley.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip