Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Codka Kalsoonida Ah Siiyay Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre

0
Wednesday March 01, 2017 - 14:33:03 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 96
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Codka Kalsoonida Ah Siiyay Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya iyo kuwa Aqalka Sare ayaa codka kalsoonida ah siiyay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta hortagay Baarlamaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya iyo kuwa Aqalka Sare ayaa codka kalsoonida ah siiyay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta hortagay Baarlamaanka.

231-xildhibaan oo isugu jiray Aqalka Sare iyo Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa fadhiga Baarlamaanka Soomaaliya soo xadiray maanta oo Arbaca ah, waana kalfadhiga Kowaad ee Baarlamaanka.

 
Codeyn gacan taag aheyd kadib Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Kheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in 231- xildhibaan ay codka kalsoonida ah siiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ma jirin wax ka aamusay, ama diiday.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip