Ra'iisul Wasaaraha Oo Ku Baaqay In Gurmad Deg Deg Loo Fidiyo Dadka Ay Abaaruhu Saameeyeen

0
Friday March 03, 2017 - 09:47:55 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 97
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaaraha Oo Ku Baaqay In Gurmad Deg Deg Loo Fidiyo Dadka Ay Abaaruhu Saameeyeen

    Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Xukuumadiisa tallaabada ugu horeysa ay qaadi doonto wax looga qabanayo Xaladaha abaareed ee ka jira qeybo kamid ah dalka islamarkaana uu ku dadaali doono sidii lo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Xukuumadiisa tallaabada ugu horeysa ay qaadi doonto wax looga qabanayo Xaladaha abaareed ee ka jira qeybo kamid ah dalka islamarkaana uu ku dadaali doono sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameysay abaarta si loo bad baadiyo nolosha dad badan oo ay dhibaato ku heysato gudaha dalka.

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in xaalado daran oo la xariira abaarta ay ka jirto meelo badan oo kamid ah dalka loona baahanyahay in wax laga qabto oo loo gurmado dadka dhibaateysan.

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku baaqay in lagawada qeyb qaato gurmadka loo fidinayo dadkaasi si ay u helaan kaalmo deg deg ah.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip