Madaxweyne Farmaajo Oo Taliyaasha Ciidamada Dowlada Dul Dhigay Amar Culus

0
Friday March 03, 2017 - 10:25:12 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Taliyaasha Ciidamada Dowlada Dul Dhigay Amar Culus

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Saraakiisha Ciidamada dowlada Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Saraakiisha Ciidamada dowlada Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa Shir Gudoominayay Madaxweyne Farmaajo waxaana ka soo qeyb galay Taliyaasha Ciidamada Militeriga Booliska iyo Nabad Sugidda isaga oo kulanka looga hadlay Dilalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay gudaha Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku Amray Taliyaasha Ciidamada Militeriga Booliska iyo Nabad Sugidda in ay soo qabtaan Shaqsiyaadkii ka dambeeyay Dilalkii Qorsheysnaa ee gudaha Magaalada Muqdisho ka dhacay.

Waxaa uu sidoo kale Madaxweynaha faray Taliyaasha Ciidamada in la soo qabto dadka dilalka fuliya hadii howshaasna si wanaagsan aysan Saraakiisha u qaban xilalka ay weyn karaan.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip