Weerar Khasaare Geystay Oo Goordhow Ka Dhacay Magaalada Boosaaso

0
Saturday March 04, 2017 - 13:08:26 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Khasaare Geystay Oo Goordhow Ka Dhacay Magaalada Boosaaso

    Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayan in Bambo gacmeed goordhaweyd lagu tuuray Xarunta Maxkamadda Darajada koowaad ee Magaaladaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayan in Bambo gacmeed goordhaweyd lagu tuuray Xarunta Maxkamadda Darajada koowaad ee Magaaladaas.

Inta la xaqiijiyay 4 ruux ayaa ku dhaawacantay Bambo gacmeedka lagu tuuray xarunta Maxkamadda sida dad goobjoogayaal ah ay sheegeen.

Falka kadib waxa goobta gaaray Ciidamada amaanka maamulka Puntland kuwaasi oo howlgalo ka sameeyay mana jirto cid loo soo qabtay falkaan goordhaweyd ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa kusoo badanayay mudooyinkii dambe falalka amniga lidiga ku ah.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip