Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Maanta Xil Loo Dhaariyay

0
Saturday March 04, 2017 - 14:36:50 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Maanta Xil Loo Dhaariyay

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa loo dhaariyay xubinimada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya si Waafaqsan Dastuurka dalka Qodobka 64aad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa loo dhaariyay xubinimada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya si Waafaqsan Dastuurka dalka Qodobka 64aad.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ka mid noqon doona inta uu nool yahay.

Kalfadhiga Koowaad kulankiisa Labaad oo haatan ka socda Xarunta Golaha Shacabka ayaa lagu dhaariyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Afartii sano aynu soo dhaafnay hayay xilka Madaxtinimada Dalka .

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqonaya Xildhibaanka 276aad ee Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip