Maxamed Cismaan Yariisow Oo Xabsiga Loo Taxaabay

0
Sunday March 05, 2017 - 13:15:59 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 678
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamed Cismaan Yariisow Oo Xabsiga Loo Taxaabay

    Maxamed Cismaan Yariisow oo ahaa Gudoomiyihii hore Magaalada Marka ayaa waxaa lagu xiray xabsi ku yaalla Magaalada Marka oo ay leeyihiin Ciidamada AMISOM waxaana lagu eedeeyay in uu Musuq maasuqay Lacag loogu tala galay dadka ku dhibaateysan deegaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Cismaan Yariisow oo ahaa Gudoomiyihii hore Magaalada Marka ayaa waxaa lagu xiray xabsi ku yaalla Magaalada Marka oo ay leeyihiin Ciidamada AMISOM waxaana lagu eedeeyay in uu Musuq maasuqay Lacag loogu tala galay dadka ku dhibaateysan deegaanada maamulka Koonfur Galbeed , gaar ahaan Magaalada Marka.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Maxamed Cismaan Yariisow uu lunsaday lacag gaareysa sideed kun dollar oo loogu tala galay dadka ku dhibaateysan deegaanada maamulka Koonfur Galbeed gaar ahaan Magaalada Marka.

Dhawaan dowladda Soomaaliya waxaa ay maamul Goboleedyada ay u qeybisay lacag loogu tala galay dadka ay Abaaruhu saameeyeen in la gaarsiiyo waxaana qaabkii lacagtaasi loo isctimaalay kasoo yeeray qeylo dhaano kala duwan oo ay jeedinayaan qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip