Tv-ga Universal Oo Laga Mamnuucay Inuu Ka Shaqeyo Deegaanada Maamulka Puntland

0
Sunday March 05, 2017 - 14:06:23 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tv-ga Universal Oo Laga Mamnuucay Inuu Ka Shaqeyo Deegaanada Maamulka Puntland

    War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Boostada iyo wacyi galinta Hidaha ee maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in Shaqooyinkii uu Tv-ga Universal ka haayay Deegaanada uu ka Arrimiyo maamulka Puntland laga joojiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Boostada iyo wacyi galinta Hidaha ee maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in Shaqooyinkii uu Tv-ga Universal ka haayay Deegaanada uu ka Arrimiyo maamulka Puntland laga joojiyay.

Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Tv-ga Afka Soomaaliga ku hadla ee Universal Tv iska horkeenka maamulka iyo Shacabka Puntland.

Ilaa hada majiro wax war ah oo kasoo baxay maamulka TV-ga Universal oo ku aadan eedeymahan loo jeediyay.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip