Ciidamada Dowlada Soomaaliya Oo Isaga Baxay Saldhig Muhiim Ah

0
Wednesday March 08, 2017 - 13:31:02 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Dowlada Soomaaliya Oo Isaga Baxay Saldhig Muhiim Ah

    Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayan in Ciidamada dowlada Soomaaliya isaga baxeyn Saldhig ay ku lahaayeen deegaanka Ceel-baraf oo hoos yimaada Degmada Mahadaay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayan in Ciidamada dowlada Soomaaliya isaga baxeyn Saldhig ay ku lahaayeen deegaanka Ceel-baraf oo hoos yimaada Degmada Mahadaay.

Dad Goobjoogayaal ah ayaa soo sheegaya in Ciidamo aad u fara badan oo ka tirsan kuwa Milatariga dowladda Soomaaliya ay Faarujiyeen Saldhiga deegaanka islamarkaana aysan xiligaan jirin cid ku sugan Saldhiga.

Ilaa iyo hada Lama oga sababta ka dambeysa in Ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka baxaan Saldhigii ay ku lahaayeen deegaanka Ceel-baraf oo hoos yimaada Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip