Faah Faahin:-Qaraxyo Lala Eegtay Ciidamo Ka Tirsan Dowlada Kenya

0
Wednesday March 08, 2017 - 13:58:15 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin:-Qaraxyo Lala Eegtay Ciidamo Ka Tirsan Dowlada Kenya

    Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowlada Kenya ayaa lagu soo waramayaa in Duleedka Degmada Laamu ee Dalka Kenya lagula eegtay Qaraxyo Khasaare geystay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowlada Kenya ayaa lagu soo waramayaa in Duleedka Degmada Laamu ee Dalka Kenya lagula eegtay Qaraxyo Khasaare geystay

Ciidamada Qaraxyada lala eegtay ayaa la sheegay in ay Marayeen xadka ay wadaagaan Dalalka Soomaaliya iyo sidoo kale Kenya.

Qaraxyada ayaa la sheegay in ay ahaayeen Minooyinka dhulka lagu Aaso waxaana halkaasi ka dhashay Khasaaro badan.

Wararka ayaa intaa raacinaya in 5 Askari ay dhaawacmeen halka tira intaa ka badan ay dhinteen.

Dowlada Kenya ayaa Ciidamo dheeraad ah u dirtay goobta Qaraxyada lagula eegtay Ciidankeeda waxaana la sheegay in labo gaari oo kuwa dagaalka ah ay ku burbureen Qaraxyadaasi.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip