Kulan Xasaasi Ah Oo Maanta Ka Baaqday Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya

0
Monday March 20, 2017 - 15:20:52 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Xasaasi Ah Oo Maanta Ka Baaqday Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya

    Waxaa maanta dib u dhac uu ku yimid Kulan aan caadi aheyn oo Xildhibaanada Baarlamaanka maanta ku yeelan lahaayeen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho kaddib markii tiradii loo baahnaa ee uu kooramka ku furmi lahaa la waayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta dib u dhac uu ku yimid Kulan aan caadi aheyn oo Xildhibaanada Baarlamaanka maanta ku yeelan lahaayeen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho kaddib markii tiradii loo baahnaa ee uu kooramka ku furmi lahaa la waayay.

Kulankan oo ka dhici lahaa Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqisho ayaa ahaa mid albaabada u xirnaa oo goor sii horeysay lagu wargeliyay bahda Saxaafada in aanay goob joog ka noqoneyn.

Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Kulankooda maanta waxaa loogu hadli lahaa sida ay inoo xaqiijiyeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya xaalada dalka uu haatan ku sugan yahay sida siyaasada, arrimaha u dhaxeeya Baarlamaanka iyo kala tabasho dhexdooda.




Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip