War Deg Deg Ah:-Qarax Xoogan Oo Hada Laga Maqlay Muqdisho

0
Tuesday March 21, 2017 - 17:54:54 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Qarax Xoogan Oo Hada Laga Maqlay Muqdisho

    Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya laga maqlay Qarax xoogan oo Sababay dhimasho iyo dhaawac.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya laga maqlay Qarax xoogan oo Sababay dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa ayaa ahaa mid aad u xoogan oo jugtiisa laga maqlay guud ahaan Magaalada waxana hada goobta uu Qaraxa ka dhacay oo aan la ogeyn halka ay tahay ka socoto Rasaas xoogan.

Ilaa hada la oga goobta uu Qarax ka dhacay.


Lasoco wixii kusoo kordha Qaraxa insha allaah

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip