Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Tiyaatarka Qaranka

0
Tuesday March 21, 2017 - 18:13:43 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Tiyaatarka Qaranka

    Wararka aan hada ka heleyno Nawaaxiga Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegayan inay ay tahay goobta uu Qaraxa ka dhacay waxaana Qaraxa loo adegsaday Gaari Waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan hada ka heleyno Nawaaxiga Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegayan inay ay tahay goobta uu Qaraxa ka dhacay waxaana Qaraxa loo adegsaday Gaari Waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay.

Qaraxa ayaa ahaa mid aad u xoogan oo jugtiisa laga maqlay guud ahaan Magaalada Muqdisho.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay Qaraxan, sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka.

Buuq iyo saxmad xoogan, ayaa hadda ka jirta goobta uu Qaraxu ka dhacay oo ah Nawaaxiga Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip