Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan xasaasi ah ku leh Muqdisho

0
Saturday September 29, 2018 - 08:26:10 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan xasaasi ah ku leh Muqdisho

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Kulankan ayaa xildhibaanada Baarlamaanka maanta oo ay taariikhdu ku began tahay 29-ka bisha September 2018, uga hadli doonaan sii wadista dooda ku saabsan dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay lagu wargeliyay in uu jiro kulanka Baarlamaanka,waxaana lagu wadaa in saacadaha soo socda uu furmo kulanka.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulanka ay yeelan lahaayeen 26-kii Bishan September waxa uu u baaqday Kooram la’aan.

Ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ayaa saakay aad loo adkeeyay,iyadoona Ciidamada amniga ay xireen Wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa Xarunta Golaha Shacabka.





Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip