Sawirro:-Wasiir Cawad oo Khudbad xasaasi ah ka jeediyey shirka Golaha Guud ee QM

0
Sunday September 30, 2018 - 12:09:00 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Wasiir Cawad oo Khudbad xasaasi ah ka jeediyey shirka Golaha Guud ee QM

    Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Cawad Ciise oo khudbad ka jeediyey shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kahadlay arrimo dhor ah oo la xiriira dhinacyo ay kamid yih

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Cawad Ciise oo khudbad ka jeediyey shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kahadlay arrimo dhor ah oo la xiriira dhinacyo ay kamid yihiin Siyaasadda iyo dhaqaalaha dalka.

Wasiirka ayaa khudbadiisa si gaar ah diiradda ugu saarray horumarada nabadgelyada, siyaasadda iyo dhaqaalaha oo Dowladda Federaalka ay ka guul keentay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa shirka ka sheegay in horumaro weyn laga sameeyey dhinaca amniga, iyadoo arintaasi ay iska kaashanayaan ciidamada Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM.

Mudane Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka in cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya uu ka qaado Golaha.










Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip