Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Kulan ku leh Muqdisho

0
Monday October 01, 2018 - 08:40:42 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Kulan ku leh Muqdisho

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah la filayaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah la filayaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Kulankan ayaa waxa uga doodi doonaan Xildhibaanada dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka,kaas oo weli doodiisu ay socoto.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay lagu wargeliyay in uu jiro maanta kulanka Baarlamaanka.

Xarunta Golaha Shacabka ayaa saakay waxaa ka socda diyaar garoow ku aadan kulanka Baarlamaanka oo saacadaha soo socda ka furmi doono Muqdisho,iyadoo amniga si weyn loo adkeeyay.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip