War Deg Deg Ah:-Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Muqdisho

0
Monday October 01, 2018 - 12:21:18 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Muqdisho

    Waxaa goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Argada Degmada Dayniile.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Argada Degmada Dayniile.


Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa mid xoogan,isla markaana uu ka dhacay Maqaayad ku taalla agagarka Kuliyada Jaalle Siyaad ee Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir.

Dad goobjoogayaal ah ayaa soo sheegaya in qaraxa uu sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya,kuwaasi oo goobta xiray.



La soco wixii ku soo kordha Insha Allaah.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip