Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulmaya

0
Wednesday October 03, 2018 - 08:41:28 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 97
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulmaya

    Waxaa maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah maanta oo ay Taariikhdu ku began tahay 3-da bisha Octoober 2018 , sii wadista dooda ku saabsan dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka, kaas oo Maalintii Isniinta aheyd ee la soo dhaafay ay siweyn uga doodeen Xildhibaanada.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay lagu wargeliyay in uu jiro kulanka Baarlamaanka,waxaana lagu wadaa in saacadaha soo socda uu furmo kulanka.

Diyaar garowga kulanka Baarlamaanka ayaa waxa uu ka socdaa Xarunta Golaha Shacabka,iyadoo amniga saakay aad loo adkeeyay.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip