Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhow furmay

0
Wednesday October 03, 2018 - 13:24:19 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 43
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhow furmay

    Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa goordhow si rasmi ah uga furmay kulankii 10-aad ee kalfadhiga 4-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa goordhow si rasmi ah uga furmay kulankii 10-aad ee kalfadhiga 4-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka.


Kulankan ayaa waxaa Shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan,waxaana goobjoog ah kulanka 174 Xildhibaan.

Sidoo kale waxaa ka qeyb galaya kulanka 10-aad ee kalfadhiga 4-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka.


 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip