Taliyaha Hay'adda NISA oo xilkii iska Casilay

0
Saturday October 13, 2018 - 20:13:06 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 606
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Hay'adda NISA oo xilkii iska Casilay

    War qoraal ah oo goordhow lagu baahiyay Barta twitter-ka ay ku leedahay Hay'adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA,ayaa lagu sheegay in uu xilka iska casilay Taliyaha Hay'adda Nabadsguda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War qoraal ah oo goordhow lagu baahiyay Barta twitter-ka ay ku leedahay Hay'adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA,ayaa lagu sheegay in uu xilka iska casilay Taliyaha Hay'adda Nabadsguda Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa lagu sheegay Warka soo baxay NISA in Taliye Xuseen Cismaan Xuseen oo ahaa Taliyihii Hay’adda Nabadsguda Soomaaliya uu Warqadihiisa is casilaada uu u gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Sababta uu isku Casilay si rasmi ah looga Ogga Taliyihii Hay’adda Nabadsguda Soomaaliya.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip