Shir Muhiim ah maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho

0
Tuesday October 23, 2018 - 09:38:34 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 523
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir Muhiim ah maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho

    Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in uu si rasmi ah uga furmo Shirweynaha Teknolojiyada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in uu si rasmi ah uga furmo Shirweynaha Teknolojiyada.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb geli doono mas’uuliyiin kala duwan oo ugu horeeyo Wasiirka Wasaarada Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan iyo madax ka socoto ah Shirkadaha ku Shaqeeya Arrimaha Shirweynaha Teknolojiyada.

Sidoo kale Shirkan ayaa waxa uu soon doona 23-ka ilaa 25-ka Bishaan Oktoobar Sanadkan 2018,waxana la isku dhaafsan doonaa arrimo badan oo ku saabsan Shirweynaha Teknolojiyada.

Shalay oo Isniin aheyd ayaa waxaa Magalada Muqdisho lagu soo xiray Shirweynaha 3aad ee Madasha Xirfadleyda Teknolojiyada (Somali Network Operators Group – SomNOG).

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip