Mareykanka oo sheegay inuu Duqeyn ku dilay xubno Al-shabaab ah

0
Saturday October 27, 2018 - 11:30:29 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 431
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka oo sheegay inuu Duqeyn ku dilay xubno Al-shabaab ah

    War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Mareykanka ee qaarada Afrika ee (Africom) ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen Gobolka Shabeellaha Hoose,taasi oo lagu dilay saraakiil sare oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Mareykanka ee qaarada Afrika ee (Africom) ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen Gobolka Shabeellaha Hoose,taasi oo lagu dilay saraakiil sare oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab.

Duqeyntaasi ayaa ka dhacday deegaanka Kunyo Barrow ee Gobolka Shebeellaha Hoose,iyadoona dhacday 25-kii bishaan Octoober 2018,isla markaana lala eegtay xubno Al-shabaab u qaabilsanaa dhinaca Maaliyadda.

"Waxaan fulinay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Kunyo Barrow,waxaa howlgalkaas lagu dilay laba Sarkaal laguna bur buriyay hal gaari,waxana baareeyna in ay dad rayid ah wax ku noqdeen ayaa lagu yiri Warka ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Africom.

Mareykanka ayaa waxa uu mararka qaar duqeymo xoogan uu ka geystaan Gobolka Dalka,kuwaasi oo inta badan ay wax ku noqdaan dad Shacab ah.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip