Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Muqdisho kulan ku leh

0
Wednesday October 31, 2018 - 08:55:01 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Muqdisho kulan ku leh

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 31-da bisha Octoober 2018, waxa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 31-da bisha Octoober 2018, waxa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah sii wadista codeyn ansixin horudhac ah wax ka badalka xeer hoosaadka golaha shacabka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa loo diray Xalay fariimo ku aadan in maanta uu jiro kulanka Golaha Shacabka,kaasi oo Ajendihiisu yahay sii wadista codeyn ansixin horudhac ah wax ka badalka xeer hoosaadka golaha shacabk

Ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ayaa saakay aad loo adkeeyay,iyadoona Ciidamada amniga ay xireen Wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa Xarunta Golaha Shacabka.












Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip