Howlgal Rag culus lagu soo qabtay oo laga sameeyay Muqdisho

0
Tuesday November 13, 2018 - 07:55:56 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgal Rag culus lagu soo qabtay oo laga sameeyay Muqdisho

    Ciidamada Booliksa Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay howlgal xalay ka sameeyeen xaafaddo ka mid ah degmadaasi,iyagoo gacanta kusoo dhigay rag hubeysan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliksa Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay howlgal xalay ka sameeyeen xaafaddo ka mid ah degmadaasi,iyagoo gacanta kusoo dhigay rag hubeysan.

Howlgalka ayaa Ciidamada sigaar ah waxa ay uga sameeyeen Xaafadda Buula-Eelay ee Degmada Waabari,isla markaana kusoo qabtay rag looga shakiyay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Degmada Waabari ayaa sheegay in howlgalka intii uu socday sdioo kkale lagu baarayay guryo Ciidamada ay shakiyeen,iyagoona dhalinyaro badan kusoo qab qabtay howlgalkaasi.

Sidoo kale waxaa la sheegay in Ciidamada horey ay u wateen qaar kamid ahaa dhinyarada oo hadda su’aallo lagu weydiinayo Xarumaha hay’adaha amniga dowlada Soomaaliya.

Howlgalkan ayaa waxa uu dabada socdaa xili shalay kooxo hubeysan gudaha Degmada Waabari ay ku dileen Mas’uul ka tirsanaa maamulkaas,waxaana toogtay kooxo ku hubeysnaa Bastoolado.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip