Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo ku wajahan Dhuusamareeb

0
Sunday November 18, 2018 - 11:58:14 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 518
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo ku wajahan Dhuusamareeb

    Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Daahir Aadan Cilmi Indho-Qarshe ayaa Maanta lagu wadaa inuu gaaro Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Daahir Aadan Cilmi Indho-Qarshe ayaa Maanta lagu wadaa inuu gaaro Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug.

Ciidamo badan oo hordhac u ah wafdiga Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa la soo sheegayaa in gaareen Magaalada Dhuusamareeb.

Taliye Indha Qarshe markii uu tago Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda uga Sareeysa ee Maamulka Galmudug.

Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa waxaa uu booqan doonaa Xeryaha ciidanka Militariga Soomaaliya ay ku leeyihiin Magaalada dhuusamareeb,isagoona la kulmi doona qaar kamid ah Ciidanka Militariga ee halkaasi.

Amaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa aad loo adkeeyay, iyadoona ciidamo farabadan oo ka tirsan Militariga Soomaaliya lagu arkayo wadooyinka Magaalada Dhuusamareeb,kuwaasi oo sugida amniga ka qeyb qaadanaya.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip