Adigoo og Xaaskaaga oo qabo Cudurka faafa ee corona mala jiifan laheed?

0
Sunday March 22, 2020 - 19:01:01 in Wararka by Central Office. Office
  • Visits: 92
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Adigoo og Xaaskaaga oo qabo Cudurka faafa ee corona mala jiifan laheed?

    (Albuquerque, New Mexico) "Hadalsame" 22 Maarso 2020– Xaaska Idris Elba ee Sabrina Dhoorre ayaa waxaa laga helay caabuqacoronavirus, todobaad uun kaddib markii odaygeeda laga sheegay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Albuquerque, New Mexico) "Hadalsame" 22 Maarso 2020– Xaaska Idris Elba ee Sabrina Dhoorre ayaa waxaa laga helay caabuqacoronavirus, todobaad uun kaddib markii odaygeeda laga sheegay.

Iyadoo difaacaysa go’aanka ay kula sii joogtey kaddib markii cudurka isaga laga helay, waxayOprah Winfreyu sheegtay ”inay dareentay waajib xaasnimo, si ay u daryeesho ninkeeda” markii uu jirradey.



Labadooda ayaa iskula karaantiilan gobolka NewMexico, halkaasoo uu Elba ku jilayo film-kiisa cusub, waxayna u warrameen barnaamijka cusub ee Winfrey waddo ee Apple TV+ ka baxa ee Oprah Talks.

”saaka ayaan ogaadey in aan cudurka lafteeydu qabo,” ayay Sabrina shalay hannaanka Facetime ugu sheegtay barnaamijka.

Sabriina waxay noqonaysaa qofkii Soomaali ah ee ugu caansanaa ee cudurkani ku dhoco, tan iyo markii uu dabayaaqadii Diseembar ka bilowday magaalada Wuhan ee gobolka Hubei ee Shiinaha.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip