Share with your friends via email

Haweeney katirsan baarlamaanka oo si jees-jees ah Indho-shareer u xiratay

Haweenayda hogaamisa xisbiga midig fog ee One Nation ee dalka Australia ayaa soo xiratay xijaab jirkeeda oo dhan qarinaya xili ay ka qayb galaysay kalfadhi uu lahaa golaha aqalka sare(senetka) ee dalka Australia.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip