Tacsi

TACSI TIIRANYO LEH ا نا لله وانا اليه راجعون WAXAA TACSIDA DIRAAYO QARAABADA KALA AH

0 Visits: 970 | Monday December 08, 2008 - 16:13:23
WAXAAN HALKAN TACSI TIIRAANYO LEH LOO DIRAYAA DHAMAAN QOYSKII EHELADII IYO QARAABADII UU KA GEERIYOODAY NABADOOON CAAQIL MAXAMUUD CALI JIMCAALE (KOOGAAR)" OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA PHONENNIX EE GOBALKA ARIZONA WADANKA MAREYKANKA'

Read More »

Tacsi Tiiraanyale leh oo ku socota Ehelada iyo qaraabada Xaaji Max'ud Cali Jimcaale ( Koogaar )

0 Visits: 1986 | Monday December 08, 2008 - 12:49:35
Tacsi Tiiraanyo leh oo loo dirayo qoyskii iyo eheladii uu ka tagay Allaha U naxariistee Caaqil Marxuum Haji Mohamoud Ali Jimale (Koogaar) oo ku geeriyooday Magaalada phoenix Gobalka Arizona USA Maxamed dhagay xasan Qaraf

Read More »

Tacsi tiiranyo leh oo loo dirayo Qoyskii iyo Eheladii Aabihii Nabada ee Xaaji Koogaar

0 Visits: 2504 | Monday December 08, 2008 - 10:15:49
Tacsi Tiiraanyo leh oo loo dirayo qoyskii iyo eheladii uuka tagay Allaha U naxariistee Caaqil Marxuum Haji Mohamoud Ali Jimale (Koogaar) oo ku geeriyooday Magaalada phoenix Gobalka Arizona USA

Read More »

Tacsi tiiraanyo leh oo ay dirayaan Jaaliyada Mudulood ee Magaalada Chicago

0 Visits: 845 | Monday December 08, 2008 - 09:41:25
TACSI Anigoo kala ah jaaliyada mudulood ee magaalada Chicago waxaan TACSI udireynaa dhamaan caruurtii iyo ehelkii uu ka tegay ilaaheey ha naxaiistee Xaaji Koogaar.

Read More »

Culimada Reer Warsheekh & Dhambaalka Tacsida Caaqil Xaaji Maxamud Cali Jimcaale (Koogaar)

0 Visits: 993 | Sunday December 07, 2008 - 22:38:56
Waxa wili si isdaba joog ah ugu soo dhacayay E-mailada Shabakada Warsheekh.com Dhambaalada Tacsida Alaah Unaxariistee Aabaha Nabada & Wada Noolaanshaha Soomaaliya Marxuum Xaaji Koogaar.

Read More »

Gudiga Isboortiga & Dhalinyarada Degmada Warsheekh oo Tacsi udiray Xaaji Koogaar.

0 Visits: 1214 | Sunday December 07, 2008 - 22:35:37
Alaah Unaxariistee Waxa Maanta ku geeriyooday Dalka Mareykanka Caaqil Koogaar oo runtii shacabka soomaaliyeed ku yaqiineen Nabada iyo Wada Noolaanshaha Shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Jaaliyada Soomaalida ee Switzerland Waxa ay Tacsi Murugo Xambaarsan Udireeesaa Aabaha Nabada

0 Visits: 1488 | Sunday December 07, 2008 - 22:33:45
dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka iswitzerland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuum caaqil maxamuud cali jimcaale (koogaar)

Read More »

Tacsi:Reer RW.Nuur cade, Reer Muxidiin Shaatax,Reer Cali Hagarey,Reer Shaqaaq& Reer Xasan Basey

0 Visits: 1080 | Sunday December 07, 2008 - 17:54:56
REER MUXIDIIN SHAATAX,REER CALI HAGAREY,REER SHAQAAQ,REER NUUR CADE IYO REER XASAN BASEY WAXEY TACSI TIIRAANYO LEH GAARSIINAYAAN DHAMAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KA BAXAY ALLAHA U NAXARIISTO CAAQIL XAAJI MAXAMOUD CALI JUMCAALE"XAAJI KOOGAAR" OO KU GEERIYOODEY CARIGA MAREYKANKA

Read More »

Jaaliyada Mudulood ee Dalka Canada oo Tacsi Udirtay Alaah Unaxariistee Xaaji Koogaar

0 Visits: 983 | Sunday December 07, 2008 - 17:49:32
WAXGARAD KA TIRSAN BEESHA MUDULOOD EE CANADA WAXEY TACSIDAAN TIIRAANYADA LEH GAARSIINAYAAN DHAMAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KA BAXAY ALLAHA U NAXARIISTO CAAQIL XAAJI MAXAMOUD CALI JUMCAALE"XAAJI KOOGAAR" OO KU GEERIYOODEY CARIGA MAREYKANKA

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh: Caaqil Maxamud Cali Jimcaale Koogaar Oo Geeriyooday.

0 Visits: 909 | Sunday December 07, 2008 - 17:34:52
Magaalada Phoenix Gobalka Arizone, ee Dalka Mareykanka Ayaa waxa ku geeriyooday Allaah Unaxariistee Caaqil Xaaji Maxamud Cali Jimcaale oo bulshada Soomaaliyeed iyo Caalamka looga Yaqiin Caaqil Koogaar.

Read More »

DHamaaan Dadka ku Dhaqan Tuulada Burdheere & Nawaaxigeeda oo Tacsi Qaran Udiray Caaqil Koogaar

0 Visits: 1606 | Sunday December 07, 2008 - 17:24:51
INAA ILAAHI WA INAAILEEHI RAAJICUUNA dhamaan dad deegaanka tuulada burdheere iyo nawaaxigeeda waxay tacsi u dirayaan aabihii nabadda umadda soomaaliyeed halyeey caaqil (koogaar)

Read More »

Dhamaan Jaaliyada Mudulood Gotherberg Sweden Oo Tacsi Udiray Caaqil Koogaar

0 Visits: 1065 | Sunday December 07, 2008 - 17:20:59
Waxey Tacsi tiraanyo leh u dirayaan Allaha u naxariistee Abihii nabada Caaqil Haaji Mahamud Ali Jimcaale (Xaaji Kookaar) oo 6 /12/2008 geriyooday

Read More »

INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN, AABIHII NABADA OO GEERIYOODAY

0 Visits: 3089 | Sunday December 07, 2008 - 17:18:06
Geeridu waa haq, cidna saacadeeda Ajesha marka ay gasho sakenna looguma daro, sidaas awgeed waxaa taariikhdu markay aheyd December 6th, 2008 ku geeriyooday Cisbitaalka weyn ee Chandler Regional Medical Center ee magaalada Phoenix Gobalka Arizone, aabihii nabada Soomaaliyeed ee qarnigaan kow iyo labaatanaad…

Read More »

Bogga Tacsida Halyeey Faarax Wehliye Cadow ee Shabakada Warsheekh.com

0 Visits: 3631 | Friday November 21, 2008 - 17:01:59
Waxa wili si isdaba joog ah usoo gaarayo Shabakada Warsheekh Dhambaalada Tacsida Aabaha Isboortiga Soomaaliyeed Faarax Wehliye Cadow Zendiko.

Read More »

Allaha unaxariistee Marxuum Abdullaahi Nuur Faarax ( Cirro ) oo ku geeriyooday Muqdisho...

0 Visits: 1169 | Thursday November 20, 2008 - 12:08:08
Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxay Tacsi tiiraanyo leh udiraysaa Ilmo Abshir Nuur Faarax ( Bacadle) oo adeerkood Marxuun Abdullahi Nuur Faarax ( Ciro) ku geeriyooday magaalada Rochester taariikhdu markey aheyd November 18th 2008.Isla maalintaasna lagu…

Read More »

INNAA LILAAH WA INNAA ILAAH RAAJICUUN ILMO BOOCOW CUSMAAN OO TACIS UDIRAYA...

0 Visits: 2098 | Thursday November 20, 2008 - 12:02:37
WAXGARAD KA TIRSAN BEESHA MUDULOOD EE CANADA WAXEY TACSIDAAN TIIRAANYADA LEH GAARSIINAYAAN DHAMAAN ILMO SHIIKH AXMED GABALE OO WALAASHOOD KU GEERIYOOTEY MAGAALADA MUQDISHO ALLAHA U NAXARIISTO Marxuumad Faadumo Sheekh Axmed Gabale

Read More »

Allaah Unaxariisto Marxuumad Faadumo Sheekh Axmed Gabale oo ku geeriyootay Muqdisho...

0 Visits: 986 | Tuesday November 18, 2008 - 13:45:00
Waxa Maanta oo taariikhdu Tahay 18/11/2008 ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Marxuumad Faadumo Sheekh Axmed Gabale.

Read More »

Tacsi marxuum C/laahi maxamed oo ku geyriyooday magaalada Muqdisho..

0 Visits: 1048 | Wednesday November 12, 2008 - 09:24:45
waxaa maanta magaalada muqdisho ku geeriyooday gaar ahaan degmada waaberi alaha u naxariisto marxuum cabdulaahi maxamed

Read More »

Tacsi: Marxuum Cabdul-raxmaan Cali Libaax.

0 Visits: 1096 | Friday November 07, 2008 - 12:11:04
Waxaa taariikhdu markay aheyd 5-ta nofeembar 2008 si lama filaan ah ku geeriyyday magaalada Rotterdam/Holland Allaha u naxariisto Marxuum Cabdulraxmaan Cali Libaax.

Read More »

TACSI INNAA LILAAH WA INNAA ILAAH RAAJICUUN ILMO BOOCOW CUSMAAN

0 Visits: 1136 | Saturday November 01, 2008 - 19:44:17
TACSI INNAA LILAAH WA INNAA ILAAH RAAJICUUN WAXGARAD KA TIRSAN BEESHA MUDULOOD EE CANADA WAXEY TACSIDAAN TIIRAANYADA LEH GAARSIINAYAAN DHAMAAN ILMO BOOCOW CUSMAAN OO AABAHOOD MAALINTII SHALEY EHEYD UU KU GEERIYOODEY DEGMADA WAABERI EE MAGAALADA MUQDISHO

Read More »

Tacsi Allaah Unaxariistee Marxuum Cabdi Jire oo ku geeriyooday magaalada Godey

0 Visits: 1375 | Friday October 10, 2008 - 15:38:45
Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku nool magaaladda Rochester ee gobalka Minnesota waxay halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga diraysaa dhammaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan qoyskii, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoooday Allaha unaxariistee Marxuum Cabdi Jire

Read More »

Allaha unaxariistee Marxuum Shiikh Maxamed Xasan Jimcaale oo ku geeriyooday USA...

0 Visits: 1299 | Sunday October 05, 2008 - 18:29:48
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Read More »