Siyaaro

Ixtifaalka Dhalashada Nabiga oo Si weyn loo soo abaabulay ayaa lagu Qabtay Sweden (Sawiro)

0 Visits: 1741 | Saturday March 06, 2010 - 23:10:32
Xaflad ay si wada jir ah usoo qaban Qaabiyeen C'udiinka Ahlu Sunna Wal Jamaaca iyo Xaruunta Dhaqanka islaamka Ahlusunna Waljamaca ee Qaarada Europé taasoo lagu qabtay Magaalada Gothenburg dalka Sweden gaar ahaan Xaafadda HammarKullenm .Hoolka FOLKETS HUS

Read More »

Sidee looga xusay Dalka Tanzaniya maalinta uu Dhashay Suubanah (NNKH)

0 Visits: 1332 | Thursday February 25, 2010 - 15:54:10

Read More »

Siyaaraadki Sheekh C/qaadir Jiilaani iyo Sheekh Cabdala & Sheekh Cawareere oo lagu Qabtay Kambaala (Sawiro) شي لله شيخا ن زين عورير سع&

0 Visits: 1976 | Saturday February 06, 2010 - 22:21:58
Culuma'udiinka Ahlusunnah Waljamaac ee Wadanka Yugaandha, Aqoonyahano, Dhalinyaro iyo Haweynka ku nool magaalada Caasimada ah ee Kambaala ayaa siweyn uga soo qeybgalay Siyaaradi Sheekha weyn ee Macruufka ah ee Sheekh C/qaadir Jiilaani iyo Masha'iqda kale Sheekh Cabdala iyo Sheekh Cawareere oo lagu qabtay…

Read More »

Caalimkii kutubta badan allifey ee Shekh C/raxman Ow Cumar iyo iyo caalimkii dhaxlay Shekh Muxammad Shekh C/raxman oo xuskoodii Lagu qabtay Landon

0 Visits: 2256 | Wednesday January 27, 2010 - 14:26:01
Culuma'udiin Aqoonyahano, Dhalinyaro iyo Haweynka ku dhaqan Magaalooyinka kala gedisan ee Cariga ingiriiska gaar ahaan Magaalada Landon ayaa isugu soo aruuray howl weyn oo kuyaalo konfurta landon halkaasi oo lagu dhigayay Siyaarada Culuma'udiinka ahlsunnah Waljamaac.

Read More »

Siyaaradi Sh: Yuusuf Direed Iyo Siyaaradi Sh: Maxamed Guuleed oo lagu Qabtay Yuganda (Sawiro)

0 Visits: 2745 | Wednesday January 27, 2010 - 11:25:43
Siyaaradii Sheekh Yuusuf Sheekh Ibraahim oo Loo yaqaano Sheekh Yuusuf Direed iyo Siyaaradi caalimkii kale ee Sheekh Maxamud Guuleed kaarshe ayaa lagu Qabtay Caasimada Dalka Yugaandha ee Kampala.

Read More »

Nasashada Jimcaha, Siyaaradi Sh: C/raxman Ow Cumar iyo Tii Sh: Max’ed Sh: C/raxman Oo Si Layaab leh Lagu Soo gabagabeeyay Nairobi (Sawiro)

0 Visits: 2096 | Friday January 22, 2010 - 16:49:44
Xubinteena Nasashada Jimcaha ee shabakada Warsheekh ayaa waxa kusoo qaadaneenaa Siyaarooyinka Culuma'udiinka Ahlusunnah Waljamaac Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh maxamed Sheekh C/raxman oo si aan hore loo arag loogu Soo gabagabeeyay Magaalo Madaxda Nairobi Dalka Kenya.

Read More »

Shiikh Cismaan Xidig iyo xertiisa oo siyaaradi Shiikh Cali Maye Nairobi ku dhigay.(Sawiro)

1 Visits: 6069 | Thursday January 21, 2010 - 14:58:45
Shiikh Cusmaan Sh.Cumar "Xidig" oo ka mid ah mashaa'ikhda ugu waaweyn dalka Soomaliya iyo xertiisa ayaa si weyn magaalada Nairobi ugu xusay siyaarada Shiikh Cali Maye oo sababo amaan loogu qaban waayey degmada Marka ee G/Sh/Hoose .

Read More »

Siyaaradi Sheekh C/raxman Sh: Cumar iyo Sh: Maxamed Sh: C/raxman oo lagu Qabtay Kambaala (Sawiro)

0 Visits: 1435 | Thursday January 14, 2010 - 22:54:39
Siyaaradooyinka Caalimiinti Weyneed ee Ahlusunnah Waljmaac Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman ayaa lagu Qabtay Caasimada Wadanka Yugaandha ee Kambaala.

Read More »