Sports

Xulka Ciyaaraha Barafka ee Soomaalida ahaa oo sidiiran loogu soo dhaweeyay Sweden

0 Visits: 1176 | Tuesday February 04, 2014 - 10:19:07
Dad gaaraya 400 qof oo isugu jira Soomaali iyo Swedishka ayaa si weyn u soo dhaweeyay ciyaartoyda kooxda Bandy Somalia ee hada ka soo laabtay wadanka Ruushka. Xaflad weyn oo lagu qabtay bartamaha Borlänge ayaa waxaa ka soo qeyb galay dad badan oo ruxayay calanka Soomaalia.

Read More »

Goormuu Rumoobi Doonaa Hadalka Tababaraha Inter

0 Visits: 931 | Monday February 03, 2014 - 11:31:41
Macalinka kooxda Inter Milan Walter Mazzarri ayaa qirtay in daafacoda qaldana ayna cashir ka baran doonaan guuldardii xalay ka soo gaartay kooxda hogaanka Serie A heysata Ee Juventus kadib Markii 3-1 ciyaar ku soo gabagabowday looga guuleystay Inter.

Read More »

Wax ka Ogow kulanka Xiisaha iyo Xamaasada leh ee caawa Juve Vs Inter

0 Visits: 922 | Sunday February 02, 2014 - 10:29:08
LEGA SERIE A Garoonka: Juventus Stadium Waqtiga: Caawa, 10:45pm Saacada Geeska Afrika Inkastoo Juventus iyo Inter ay kulanka Derby d'Italia ciyaarayaan iyagoo ku kala jira labo marxaladood oo kale duwan, hadana labada kooxood waxaa soo wajahay barbaro niyadjab leh kulankii ugu danbeysay horyaalka.

Read More »

Kooxda Xulka Qaranka ee Xeegada-Barafka Somaaliya ayaa Ciyaartoodii ugu horeysay la Cayaaray Xulka Dalka Germany

0 Visits: 999 | Monday January 27, 2014 - 19:05:39
Maalintii Shalay aheyd ,Dalka Ryska . Ciyaartaan oo kamid aheyd Ciyaarii Aduunka ee Xeegada-Barafka oo dhawaaan ka bilaam matay Dalka Ryska ayaa shalay waxaa foodda isku daray Xulka Qaranka Somaaliya iyo kuwa Germany

Read More »

Taariikhda Colaadeed ee Intermilan iyo Juventus

0 Visits: 2813 | Sunday January 26, 2014 - 09:53:08
Hadda ka hor ayay isku dhaceen haatan sidii oo kale ayay u socdaan, laakiin Juventus iyo Inter ayaa haatan maraya waqti kale oo adag oo ku saleysan xiriirkooda aan cagaha badan ku taagneyn ka dib markii isbuucaan uu burburay heshiiskii ay isku dhaafsan lahaayeen Mirko Vucinic iyo Fredy Guarin.

Read More »

Imaanshaha Juan Mata oo gil gilay magaalada Manchester

0 Visits: 1042 | Sunday January 26, 2014 - 09:53:03
Juan Mata ayaa ka hadlay heshiiskii 37.1 milyan ginni ee uu ugu wareegay Manchester United isagoo sheegay inuu doonayo inuu guulo la gaaro kooxda Red Devils oo uu qeyb ka noqdo taariikhdeeda cusub.

Read More »

Mata oo Warcusub laga helay iyo Morinho oo furka tuurtay

0 Visits: 1049 | Friday January 24, 2014 - 20:37:35
Juan Mata ayaa baarista caafimaadka u maray naadiga Manchester United, waxaana la sheegay in wixii haatan kadambeeya uu diyaar u yahay inuu kooxda u safto kulankooda ay talaadada la leeyihiin kooxda Cardiff City.

Read More »

Guerrin oo saaka u gooyay tababarka Inter & kooxo hor leh oo doonaya!

0 Visits: 27358 | Wednesday January 22, 2014 - 15:34:57
* Fredy Guarin ayaa saaka u gembiyay tababarkii subaxnimo ee kooxda Inter Milan xilli uusan kala cadayn aayaha laacibkani ku leeyahay kooxdaasi iyadoo uu Calcio News uu sababta ku sheegayo inuu laacibkan Colombian-ki uu aad uga xumaaday heshiiskii burburay ee uu shalay ku aadi lahaa kooxda Juventus.

Read More »

Feer yahan tooxoow oo mar kale wacdaro dhigay.

0 Visits: 1971 | Saturday January 18, 2014 - 00:06:47
Feer yahan Ismaciil M. Tooxoow ayaa mar kale ka qayb galay tartan feer ah, gaar ahaan nooca loo yaqaan MMA, kaas oo lagu qabtay magaalada Odense, ee wadanka Denmark.

Read More »

Ronaldo oo Farxad la ooyay kadib marki oo ku guuleestay Ballon d'Or 2013

0 Visits: 3120 | Monday January 13, 2014 - 22:09:37
Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay Ballon d'Or 2013, hasa yeeshe marka afki uu natiijadi kudhawaaqay qabiirka reer Brazil ee Bele ayaa waxa farxad la ooyay ciyaaryahan Ronaldo oo ciil iyo farxad isku daray .

Read More »

Laacibka ugu Fiican Dunida oo Caawa la Abaal-marinayo (SAWIRRO)

0 Visits: 1948 | Monday January 13, 2014 - 02:06:42
Waxa caawa magaalda Zurich ee dalka Switzerland lagu qaban doonaa xafladda abaalmarinta xiddiga sanadka adddunka ee loo yaqaan Ballon d'Or ,taasi oo la qabto sanad walba, iyadoo ay ka soo qayb-gali doonaan madaxda FIFA iyo waliba halyeeyo horey u soo maray kubadda cagta adduunka.

Read More »

Alex Ferguson oo la sheegay inuu ka dambeeyey guushii ay Man Utd xalay ka gaartay Swnasea

0 Visits: 988 | Sunday January 12, 2014 - 11:01:19
Sir-Alex-Ferguson.jpg>Guushii Manchester United ay xalay ka gaartay Swansea, ayaa lagu warramay inuu kaalin weyn ku lahaa Sir Alex Ferguson.

Read More »

Man United oo Xaraasheyso qaar kamid ah Ciyaartoydeeda

0 Visits: 784 | Sunday January 12, 2014 - 11:01:18
Ciyaaryahanka booska ka waayay Manchester United Anderson ayaa qarka u saaran inuu ku biiro kooxda Talyaaniga ee Fiorentina isagoo bilow u ah ciyaartoyda uu Old Trafford ka saarayo tababare David Moyes, sida ay daabacday Daily Mail.

Read More »

You are here » Radiomaanta.com » Sports » Elman oo 2-1 isaga reebtay Savaana + Sawirro Elman oo 2-1 isaga reebtay Savaana + Sawirro

0 Visits: 869 | Saturday January 11, 2014 - 09:23:03
Elman ayaa goolka looga naxsaday, waxa uuna ahaa goolkii ugu dhaqsiyaha badnaa ee xagaagan la iska dhaliyo horyaalka Soomaaliya, markii daqiiqadii labaad ee ciyaarta shabaqa Elman uu soo taabtay da'yarka kooxda Savaana una xirta lambarka 22-aad, Liibaan Yuusuf Xirsi ciyaarta oo bilow ah, sidaas…

Read More »

Banaadir oo Hakisay Hankii Heegan, hogaankana u qabatay Horyaalka + Sawirro

0 Visits: 1789 | Friday January 10, 2014 - 13:28:59
Somaali baan ahay, waxaan ka sii ahay Islaam, taasina mahadeeda waxaa iska leh Ilaaheey Subxaanuhu wa-tacaalaa ee Jinsiyaddeyda Soomaali ka yeelay, kolleybase waan filayaa in ruuxna Jinsiyadda uu yahay marnaba aysan baab'eyn walow aad maqasho mararka qaarkood hebel oo haysta Jinsiyadda dal fulaan…

Read More »

Xanta Hoose ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyartoyada

0 Visits: 1219 | Thursday January 09, 2014 - 14:18:31
Maalintii 9aad ayuu furan yahay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha Janaayo, waxaana weli socota xan badan oo la xiriirta ciyaartoyda la doonayo iyo kuwa diirada u saaran kooxaha Ingariiska.

Read More »

Real Madrid VS Celta Vigo oo Caawa ciyaaraya

0 Visits: 1131 | Monday January 06, 2014 - 12:03:49
Xidiga Gareth Bale ayaa lagu wadaa inuu Caawa u ciyaaro Kooxda Real Madrid kulanka ay la ciyaarayaan Celta Vigo ee La Liga ee ka dhacaya Garoonka Santiagi Bernabeu.

Read More »

Kulan adag oo xamaasad leh Ee Serie A Ee Juventus v AS Roma.

0 Visits: 923 | Sunday January 05, 2014 - 11:08:49
Kooxda hogaanka u heysa Serie A ee Juventus ayaa shan dhibcood oo nadiif ah hogaanka ku heysa, laakiin kooxda kaalinta labaad ee Roma oo aan weli dhinaca dhulka loo dhigin ayaa raadineysa inay dardargeliso hamigeeda tartanka horyaalka.

Read More »

Goolhaye Ajnabi ah oo kaciyaaro H/Soomaaliya oo doonayo inuu Muslimo

0 Visits: 928 | Sunday January 05, 2014 - 11:01:49
Goolhayaha koowaad ee kooxda Banaadir Sports Club Thomas Mewenge oo u dhashay dalka Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in uu doonayo in uu Islaamo.

Read More »

Cesc Fabregas oo sheegay inuu laba jeer ku farxay markii uu Mesut Ozil ku biiray Arsenal

0 Visits: 10288 | Saturday January 04, 2014 - 11:43:39
Cesc Fabregas ayaa la yaabay markii ay Arsenal la wareegtay Mesut Ozil, laakiin wuxuu sheegay inuu ku faraxsan yahay inay kooxdiisii hore la saxiixatay kubad sameeyaha reer Germany.

Read More »

Marcello Lippi "Waxaan ka cabsi qabaa in horyaalka Seria A laga xiiso dhici doono, haddii…"

0 Visits: 10629 | Saturday January 04, 2014 - 11:43:29
65 jir-ka rug cadaaga ah ee Italy Marcello Lippi, ayaa ka walaacsan in horyaalka Seria uu soo geba geboobi doono, haddii Juventus ay axadda ka adkaato Roma, ayna sii xajisato hogaankeeda horyaalka.

Read More »

Mourinho oo siyaab leh uga hadlay Mustaqbalka Ciyaaryahan Mata ee kooxda Chelesea

0 Visits: 1374 | Saturday January 04, 2014 - 11:43:26
Jose Mourinho ayaa sheegtay inay dhaawaceyso inuu Jaun Mata kula dhaqmo qalbi adag.

Read More »