Siyaaro

Siyaradi Sheekh Xuseen Cade oo si weyn loo soo abaabulay oo lagu Qabtay Magaalada Addis Ababa (Sawiro)

0 Visits: 4266 | Sunday December 27, 2009 - 17:55:52
SIyaaradi Sheekha Weyn ee Somaliyeed Sheekh Xuseen Cade ayaa waxa ay ka dhacday magaalada Caasimada Ithiopia ee Addis Ababa,siyaaradaani oo si weyn usoo abaabuleen , Culuma'udiinka, Aqoonyahanada, Cuqaasha, Dhalinyarada, Hooyooyinka iyo dhamaan qeybaha Jaaliyada somalida ku dhaqan wadanka Ithiopia.

Read More »

Jaaliyada Somalida Adis-Ababa oo siweyn uxistay Siyaaraadki Caalimiinta Sh: C/man ow Cumar iyo Sh: Mux'ed Sh: Cabdi (Sawiro)

0 Visits: 1812 | Saturday December 05, 2009 - 14:33:19
Culuma'udiinka, Aqoonyahanada, Hooyooyinka, Dhalinyarada ee jaaliyada Somalida Kunool magaalada Aaddis Ababa ee Ithiopia ayaa waxa ay ukala harin habsami uqabsoomida Siyaarada Caalimiinti weyneed ee diinta islaamka Sheekh C/raxman Ow Cumar iyo Shiikh Muxumed Sheekh Cabdi oo Xiligaani oo kale lagu…

Read More »

Siyaarooyinka Sh: C/raxman Ow Cumar & Sh: Muxumed Sh: C/raxman Ow Cumar oo ka bilaabay Daafaha Dunida

0 Visits: 859 | Saturday December 05, 2009 - 12:24:35
Maalinimadi Arbacada oo ku beegneed Taariikhda 01/12/09-M 14-12-1430 ayaa waxa ka bilaawday Degmada Warsheekh Siyaarooyinka Masha'iqdeena Sheekh C/raxman Ow Cumar iyo Sheekh Maxamed Sheekh C/raxman Ow Cumar.

Read More »

Jaaliyada Somalida Ee Kambaala oo Si weyn ugu dabaal Degtay Munaasabada Ciida (Sawiro)

0 Visits: 1588 | Saturday November 28, 2009 - 22:13:07
Dukashada Salaada Ciida oo ay kasoo qeyb galeen kumanaan katirsan Muslimiinta ku dhaqan Magaalada Kambaala ee wadanka yugaandha kuwaaasi oo horkacayay Maamulka sare ee Culuma'udiinka ahlusunnah waljamaac ee magaaladaasi.

Read More »

Marxuum Macalin Nuur Maxamed Siyaad oo aas qaran loogu sameeyay Muqdisho (sawiro).

0 Visits: 4262 | Sunday November 01, 2009 - 19:46:38
Allaah Unaxafriistee Meydki macalin nuur maxamed siyaad ayaa waxa barqadi manta laga dajiyay gaaroonka caalamiga ah Aadan Cade Ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo si diiran ugu soo dhaweyeen bulshada Reer Muqdisho.

Read More »

Siyaaradi Sheekh Abiikar Mixlaar Oo Siweyn loogu Qabtay Magaalada Mombasa (Sawiro).

0 Visits: 1237 | Thursday October 08, 2009 - 15:23:07
Siyaaradi Caalimki Weynaa ee Sheekh Abiikar Mixlaar ayaa maalinimadi Talaadada lagu qabtay Magaalo Xeebeedka Mombasa ee Dalka Kenya.

Read More »

Siyaaradi Weyneed ee Sheekh Aweys Al Qaadiri oo Lagu Qabtay Caalamu Islaamka (Sawiro)

1 Visits: 3027 | Sunday March 22, 2009 - 15:00:30
Siyaarada Sheekh Uweys Bin Axmed oo Umada Soomaaliyeed utaqaan Sheekh Uweys Dheere ayaa waxa lagu qabtay Caalamka islaamka iyadoo banaanbaxyo lagu weyneenayo siyaarada ka kala dhacday Magaalooyinka Muqdisho iyo Biyooley.

Read More »

Munaasabad Balaaran oo Lagu Xusyay Dhalashada Nabi Muxamed Oo Lagu Qabtay Masjidka Sh: Seylici (Sawiro)

0 Visits: 1288 | Tuesday March 17, 2009 - 22:31:29
Munaasabad Balaaran oo lagu Xusayay Dhalshada Nabigeeni Muxamada CSW ayaa waxa ay ka Dhacday Masjidka Sheekh Seylici ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Sidee Looga Xusay Magalda Cape Town Dhalashada Nabigena Muxamad CSW ( Daawo Sawiro)

0 Visits: 1206 | Tuesday March 17, 2009 - 11:57:53
Munaasabad si balaaran loo soo qaban qaabiyay oo lagu maamuusayay dhalashada Nabigeena Muxamed SCW ayaa xalay lagu qabtay Hotelka weyn ee Al Raxma oo ku Magaalada Cape Town ee dalka K/Africa.

Read More »

MUANAASABADDA MOWLIIDKA OO SI BALLAARAN LOOGU DHIGAY MAGALADA ADDIS ABABA (Sawiro)

0 Visits: 1821 | Saturday March 14, 2009 - 20:38:00
Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen muslimiinta ku nool dalkan ethiopia , laguna waynaynayey dhalashadii nabigeennii subanaa SCW ayaa waxa lagu qabtay masjidka weyn ee JACFAR ee ku yalla magalada Addis ababa gar ahaan xafada boly .

Read More »

Xuska Dhalashada Nabi Muxamad CSW oo Lagu Dhigay Dalka Masar (Daawo Sawiro)

0 Visits: 1172 | Friday March 13, 2009 - 20:12:46
Xaflad lagu maamusayay Xuska Dhalashada Nabigeeni Muxamad CSW ayaa waxa ay ka dhacday Dalka Masar iyadoo Xafladaani ay kasooq qeybgaleen Culuma'udiinka Dalkaasi iyo Dadweyne Fara badan kuwaasi oo ka muuqatay Shacuur Islaami ah.

Read More »

Culuma'udiinka Reer Warsheekh Oo Siweyn Udhigay Xuskii Nabigeeni Muxamad CSW (Daawo Sawiro)

0 Visits: 2539 | Wednesday March 11, 2009 - 19:58:40
Waxa Wili Si isdaba joog ah uga socda dhamaan Daafaha Caalamka Xuski Maalinta uu dhashay Nabigeeni Muxamad oo ahaa Midka ugu qiimaha Badan inta uu ilaah uumay taa oo ka dhigay Munaasabad Balaaran Oo Diini ah ayna farxad iyo Weyneen u ah Diinteena Islaamka.

Read More »

Xaflada Dhalashada Nabiga (NNKH) oo si weyn looga xusay Magalada Cape Town ee Dalka K/Afirca (Sawiro)

0 Visits: 1475 | Wednesday March 11, 2009 - 15:04:43
Munaasabad si balaaran loo soo qaban qaabiyay oo lagu maamuusayay dhalashada Nabigeena Muxamed SCW ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Cape Town ee dalka K/Africa.

Read More »

Ixtifaalka Nabigeena Muxamed ( NNKH ) oo lagu qabtay Wadanka Malaysiya ( Daawo Sawiro ).

0 Visits: 1222 | Tuesday March 10, 2009 - 09:41:52
Waxaa lagu qabtay Magaalada Kuala Lumpur ee dalka Malaysia xuska mowliid-ka.

Read More »

Sidee Looga Xusay Degmada Xamar Weyne Xuska Dhalashada Nabigeeni Muxamad CSW (Daawo Sawiro)

0 Visits: 1568 | Monday March 09, 2009 - 20:21:22
Munaasabad si weyn loo soo agaasimay ayaa waxay ka dhacday gobolka banaadir gaar ahaan degmada xamarweyne oo ka tirsan magaalada muqdisho iyadoo ay ku bilaabatay banaanbaxyo lagu muujinaayo wayneenta jacaylka rasuulka iyadoo ay ka soo qaybgaleen boqolaal muslimiin oo ka kala yimid xaafadaha ku dhow…

Read More »

Sidee Looga Xusay Dhalshada Nabigeeni Muxamad Magaalooyinka Somali Land (Daawo Sawiro)

0 Visits: 1523 | Monday March 09, 2009 - 20:07:36
Xafladahan lagu soo dhaweynayo dhalashada nabigeennii suubanaa NNKH ayaa waxa ay ka dhacdey dhamaan magaalooyinka iyo tuulooyinka somaliland . Xalay oio isniin ahayd ahna habeenkii uu dhashay nabi muxammed SCW , ayaa waxaa geel kor u dhaafaya 40 halaad waxa sadaqo loo siiyay dad maati ah iyo agoon ku…

Read More »

Siyaaradi Sheekh C/raxman Suufi (Qudbul Banaadir) Oo Muqdisho Lagu Qabtay (Dawo Sawiro)

0 Visits: 3433 | Friday February 27, 2009 - 21:42:38
Siyaarada Sheekh C/raxman Suufi oo Sanadiba Mar la qabto ayaa siyaaradaani waxa ay ka dhigneed midi ugu balaarneed marka la bar bar dhigo siyaarooyin hore iyadoo Masha'iq iyo Dadweyne Fara badan ay kasoo qeyb galeen kuwaasi oo ka kala yimid Gobolada Dalka iyo Qaar ka mid ah Wadamada Carabta.

Read More »

Siyaaradi Shariif Calawi Oo Degmada Shangaani Lagu Soo Gabgabeeyay (Sawiro).

1 Visits: 2531 | Saturday February 07, 2009 - 22:33:22
Dhamaan Dariiqooyinka Ahlusuna Waljamaac ayaa Maalinimadi Shalay Waxa ay soo gunaanadeen Siyaaradi Shariifkeeni Shariif Calawi .

Read More »

SIYARADI SHIKH YUSUF IYO SH MAX'UD GULED OO KA DHACDEY KAMPALA-UGANDA‏ (SAWIRO)

0 Visits: 3065 | Saturday February 07, 2009 - 13:23:40
Munaasabad aad loo soo agaasimay laguna siyaaraneyey mashaaikhdeennii caanka ahaa ee Shiikh yuusuf shiikh Ibraahim (Sh.yuusuf Direed) iyo Shiikh maxamuud guuleed kaarshe ayaa waxaa lagu dhigay caasimadda wadanka Uganda ee Kampala .

Read More »

Siyaaradii 28aad ee Caalimkii Weynaa Sh: C/man Sh: Cumar iyo tii 9aad ee Sh: Muxumed Sh: C/raxman 1430H iyo 2009

0 Visits: 3084 | Sunday January 11, 2009 - 21:50:22
WARSHEEKH, SOMALIA x 14/12/1429h-10/12/2008. Sanadkiiba Mar ayaa xiligaan oo kale waxa ka dhaca Guud ahaan daafaha Caalamka Gaar ahaan Dalka Soomaaliya oo ay ugu weyntahay Xaflada Lagu qabto Degmada Xeebta ah ee Warsheekh oo qiyaaSti 65K/m ujirta Magaalada Caasimada ee Muqdisho, SIyaaraadka Masha'iqda…

Read More »

Siyaaradi Sheekh Xasan Moalim Oo Maanta Lagu Soo Gaba-gabeeyay Magalada Basra Ee Degmada Balcad

0 Visits: 1282 | Thursday December 18, 2008 - 21:09:12
WAXA MANTA AY BISHU TAHAY DECEMBER 18 SI RASMI AH LOGU SOO GABGABEYAY SIYARADI SHEIKH XASAN MOALIM MAGALADA BASRA DEGMADA BALCAD,

Read More »

Siyaarooyinka Sh: C/raxman Ow Cumar & Sh: Muxumed Sh: C/raxman Ow Cumar oo Bilaabatay (Daawo-Sawiro)

0 Visits: 1385 | Sunday December 14, 2008 - 20:08:50
Maalinimadi Jimcada oo ku beegneed Taariikhda 12/12/08-M 14-12-1429 ayaa waxa ka bilaawday Degmada Warsheekh Siyaarooyinka Masha'iqdeena Sheekh C/raxman Ow Cumar iyo Sheekh Maxamed Sheekh C/raxman Ow Cumar.

Read More »