Tacsi

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan C/casiis Isaaq Mursale‏

0 Visits: 946 | Tuesday April 22, 2014 - 12:21:23
INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN, - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum C/casiis Isaaq Mursale oo maanta koox bistooladley…

Read More »

Tacsi: Marxuumad Shamso Cali Tooxoow

0 Visits: 1513 | Monday March 24, 2014 - 21:05:53
Dhamaan jaaliyada magaalada Bristol ee wadanka Ingariiiska waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Agaasimaha guud ee madaxtooyada Jamhuuriyada Ferderaalka Soomaaliya Dr. Thaabit Cabdi Maxamed oo hooyadiis Allaha u naxariistee Shamso Cali Tooxoow xalay 23 Maarso 2014 ka ku geeriyootay magaalada Muqdisho…

Read More »

Tacsi: Allaha U Naxariisto Marxuum Abuukar Cali Culusow oo Loo Yaqiin Abuukarey, oo dhawan gacan ka xaqdar ku dishay magaalada Muqdisho,

0 Visits: 930 | Saturday March 01, 2014 - 18:35:04
Dhamaan Jaaliyada Qurba Joogta Reer Warsheekh, Ee Kala Jooga Wadamada Yurub,America!, Asutralia, Asia, Afrika, Waxey Tacsi gaarsinayaan Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxay Marxuum Abuukar Cali Culusow Waxeyna Ilaah ugu baryeen In rabi naxariistiisa jano ka Waraabiyo, Qoyskii iyo ehelkii uu Ka tagayna Samir…

Read More »

Tacsi: Sh: C/risaaq Sheekh Xuseen Cade oo kugeeriyooday Muqdisho

0 Visits: 2728 | Thursday February 27, 2014 - 18:01:47
Inaalilahi wa inaa ilayhi raajicuun, Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh Waxey tacsi udirayaan dhaman reer reer sheekh xuseen cadde iyo jamacada reer sheekh xuseen cadde iyo ahlu laahiga dhamaan geridii shalay ku timid Shiikhu uu dhalay Sheekh Xuseen Cadde caalimul Banaadir Sheekh C/risaaq…

Read More »

TACSI HEER QARAN AH‏

0 Visits: 1963 | Sunday February 02, 2014 - 09:55:50
Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan gobalka Minnesota, gaar ahaan magaalada Rochester, waxay Tacsi heer qaran ah u direysaa dhammaan shacabka Somaliyeed, eheledii, qaraabadii iyo qoyskii uu ka geeriyooday Alaha unaxariistee Ra'iisul Wasaarihii horre ee Somaliya al murxuun Cabdirisaq Xaaji Xuseen…

Read More »

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridi kutimid Ra'isul Wasaarihi hore ee Somaliya

0 Visits: 879 | Sunday February 02, 2014 - 00:05:50
Inaa-Lilaahi Waa Inaa Ileehi Raajicuun. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaah Naxariistii Janno hasiiyee Ra'isul Wasaarahii Hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ku geeriyooday Dalka Mareykanka

Read More »

Ra'iisul Wasaare Cabdiweli oo ka tacsiyeeyey geeriddii naxdinta lahayd ee ku timi C/risaaq Xaaji Xuseen: " Guddi aas qaran qabanqaabiya ayaan u xilsaarnay"‏

0 Visits: 747 | Sunday February 02, 2014 - 00:05:40
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane C/weli Shiikh Axmed Maxamed ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya allaha u naxariistee C/risaaq Xaaji Xuseen oo ku geeriyooday dalka Maraykanka.

Read More »

Tacsi R.Wasaarihii hore ee JFS Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid" oo shacabka Soomaaliyeed uga taciyeeyey Geerida R.W. C/risaaq X. Xuseen‏

0 Visits: 835 | Sunday February 02, 2014 - 00:03:41
R. Wasaarihii hore ee JFS Md. Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid" oo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida R.wasaare C/risaaq Xaaji Xuseen

Read More »

Ra'isul Wasaarihi hore Soomalaiya C/risaaq Xaaji Xuseen oo geeriyooday

0 Visits: 4508 | Saturday February 01, 2014 - 02:39:46
Inaalilaah Wa inaa Ilayhi Rajicuun: Waxa goor dhaw Geeriyooday Raysulwasaarihi Labaad ee Somali

Read More »

Tacsi: Macalin Xasan Kulmiye oo Muqdisho kugeeriyooday

0 Visits: 1470 | Tuesday January 28, 2014 - 12:33:52
"Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun" Allaah Unaxariiste waxa habeenki xalay Magaalada Muqdisho kugeeryooday Macalin Xasan Kulmiye oo kamid ahaa mucalimiinta Dugsi Qur'aanka ee sida weyn looga yaqaano magaalada Muqdisho.

Read More »

Tacsi: Xaaji Shoobaaye oo ku geeriyooday Nairobi

0 Visits: 1616 | Tuesday December 31, 2013 - 12:08:26
Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Waxa habeen barki xalay magaalada Nairobi ku geeryooday Alaah Unaxariiste Xaaji Cabduqaadir Maxamud Kulmiye oo ku magac dheeraay (Xaaji Shoobaaye) oo siweyn looga yaqiinay gudaha iyo dibada dalka Soomaaliya.

Read More »

(Tacsi) Ganacsade Injineer Muriidi Xaaji Dalfac oo Geeriyooday

0 Visits: 3269 | Sunday December 29, 2013 - 11:51:57
Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi rajicuun, Allaah Unaxariistee Waxa Dalka Jarmalka kugeeriyooday, Injineer Muriidi Xaaji Axmed dalfac, oo magac iyo maamuusba kudhax lahaa bulshada Soomaaliyeed iyadoo geerida kutimid marxuumkana looga tacsiyeenayo dhamaan ehelka, Qaraabada iyo guud ahaan Umada Soomaaliyeed,

Read More »

Tacsi: Marxuumad Aamino Cabdi Cosoble

0 Visits: 1473 | Tuesday December 17, 2013 - 23:58:25
TACSI, INAALILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN GEERIDU WAA XAQ! ALLAHA U NAXARIISTO( AMINO CABDI COSOBLE MAALIN) OO KUMAANTA OO AY TAARIIKHDU TAHAY 17. Dec. 2013 KU GEERIYOOTAY MAGAALADA TORONTO DALKA KANADA!

Read More »

Tacsi: Xaajiyo Cambaro Cali Cisman oo ku geeryootay Muqdisho

0 Visits: 2833 | Sunday December 08, 2013 - 10:00:38
Inaa Lillaahi Wa Innaa Ileehi Raajicuun. Waxa dhambaal tacsi ah hawada loo marinayaa dhamaan ehelki iyo qaraabadi ee ka geeryootay Allaah Unaxariiste Marxuumad Hooyo Xaajiyo Cambaro Cali Cisman oo habeenimadi Sabtiga kugeeriyootay magaalada Muqdisho iyadoo duhurnimadi maantana lagu aasay Qabuuraha degmada…

Read More »

FOWZIA "Qeybe waxuu ahaa rugcadaa siyaasi ah:

0 Visits: 1055 | Thursday November 28, 2013 - 07:23:03
Brussels, 28 November 2013 - Ra'iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda, Marwo Fowzia Yusuf Haji Adam ayaa tacsi u dirtay dhammaan shacabka Soomaaliyeed geeridii

Read More »

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Cumar Islow

0 Visits: 861 | Wednesday October 30, 2013 - 10:44:47
Muqdisho, 30 October 2013 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka, dhammaan xildhibaanda Qaranka iyo shacabka Soomaaliyeed oo uu uga tacsiyadeeyey geeridii shalay ku timid Marxuum Cumar Islow oo ku geeriyooday Nairobi.

Read More »

Suldaan Aweys oo Tacsi udiray Qoyska reer Xaaji Maxamud Maxaadey.

0 Visits: 1981 | Saturday October 26, 2013 - 09:57:35
Xili ee si isdaba joog ah shabakada Warsheekh usoo gaarayaan Dhambaalada Tacsida Allaah Unaxariistee Xaajiyo Faadumo Maxamud Cade ayaa waxa dhambaalkani naga soo gaaray Suldaan Aweys Suldaan Maxamud.

Read More »

TACSI: Xaajiyo Fadumo Maxamud Cade oo Muqdisho kugeriyotay

0 Visits: 1357 | Saturday October 26, 2013 - 09:45:02
Anagoo bahda Shabakada Warsheekh qeybaheeda kala duwan .waxaan leenahay Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allaha ha u naxariistee geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Hooyo Xaajiyo Fadumo Maxamud Cade oo ku geeriyootay xalay magaaladda Muqdisho gaar ahaan degmada Boondheere.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeyey dilka Xildhibaan Xuseen C/Salaam.

0 Visits: 928 | Monday September 23, 2013 - 08:28:52
Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareyey dilkii caawa magaaladda Muqdisho loogu geystay Xildhibaan Xuseen C/Salaan oo ka mid ahaa Xlidhibaanadda Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Read More »

Fanaanad Soomaaliyeed oo Caan ah oo geeriyootay

0 Visits: 951 | Tuesday September 17, 2013 - 20:46:05
Allaha u naxariistee Fanaanadda Sahro Ileeye oo ka mid ahayd fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyootay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, halkaasi oo ay ku xanuunsaneyd muddooyinkaan dambe.

Read More »

Tacsi: Marxumad Maamo Batuulo Macalin Nuur oo ku geeriyootay Muqdisho

0 Visits: 1519 | Friday September 06, 2013 - 21:43:48
Inaa Lilaahi Wa Inaa ileehi Raajicuun waxa Subaxnimadi hore ee saakay kugeeriyootay magaalada Muqdisho Allaah Unaxariistee Marxuumad Batuulo Macalin Nuur oo ku magic dheereed Eedee Macalin .

Read More »

(Tacsi), Nabadon Ceel jooge oo degmada Warsheekh ku geriyoday

0 Visits: 1198 | Wednesday August 07, 2013 - 06:09:20
Inaa Lilaahi Wa Inaa ileehi Raajicuun waxa gabaldhici shalay ku geeriyooday Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhxe, Allaah Unaxariistee Nabadoon Maxamud Cali Axmed oo loo yaqaano (Ceel Jooge).

Read More »