Sports

Daawo : Ciyaaryahan Muslim Ah Kana Tirsan Valencia Oo Iska Fogeeyay Dhalo Qamri Ah Oo Miiska Loo Saaray , Waliba Waa Uu Ka Carooday

0 Visits: 897 | Saturday October 17, 2015 - 14:40:57
Daafaca Valencia ee Shkodran Mustafi ayaa la kulmay xaalad adag intii lagu jiray kulan wareedkii ka horeeyay kulanka ay caawa la ciyaarayaan Malaga .

Read More »

Wargeysyada Iyo Waxyaabiihi Ay Maanta Oo Sabti Ah Ka Qoreen Suuqa Kale Iibsiga Ciyaartooyda

0 Visits: 688 | Saturday October 17, 2015 - 10:40:57
Kulanti wacan oo wanaagsan dhamaan aqristeyaasheena sharafta leh kuna soo dhawaada markale iyo barnaamijkenii wargeysyada iyo waxyaabihii ay maanta ooo sabti ah ka qoreen suuqa kale iibisga ciyaartooyda inkastoo uusan dhaweyn xiliga uu furmayo suuqa markale.

Read More »

Gudoomiye Muungaab oo Ciyaartoyda Degmada Boondheere gudoonsiiyay Koobka Ciyaaraha Gobolka (Sawiro)

0 Visits: 1210 | Friday August 28, 2015 - 22:28:15
Degmada Boondheere ayaa ku guuleysatay Tartankii Kubadda Cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ee 17-ka degmo oo soo bilowday 1-dii Agosto, iyadoo ciyaartii kama dambeysta ee Final-ka oo ay isugu soo hareen xulka degmada Waabari ay uga badisay 1-0.

Read More »

Xildhibaan Ismaaciil Muxudiin oo kulan dhiirigelin ah la yeeshay Ciyaartoyda Soomaaliyeed ee dalka Norwey. (Sawiro)

0 Visits: 937 | Tuesday August 04, 2015 - 17:17:16
Inta lagu guda jiray Koobka Kubadda Cagta Ee Dhalinyarada Caalamka Oo kasocday dalka Norway ee loo yaqaano (Norway Cup) oo ee kasoo qeybgaleen kooxo kala gedisan ayaa waxa mas'uuliyiinti ka qeybgashay ka mid ahaa Xildhibaanka Soomaalida ee laga soo doorto golaha deegaanka ee Magaalada Trondheim,…

Read More »

Koox Somaliyeed Oo U soo gudubtay Semifinal Koobka Kubadda Cagta Ee Dhalinyarada Caalamka Oo kasocda Norway(Norges Cup). "Sawiro"

0 Visits: 1175 | Friday July 31, 2015 - 18:26:50
Koobka Kubadda Cagta Ee Dhalinyarada Caalamka Oo kasocda Norway(Norges Cup) ayaa waxa ka qeyb galaya Koox Somaliyeed Oo Maanta U soo gudubtay Semifinal Kadib markii ay 1-0 Kaga badiyeen Xulka Brazil

Read More »

Rasmi: Weeraryahankii Manchester City Ee Steven Jovetic Oo Ku Biiray Kooxda Inter Milan Kadib Markii Uu Ka Gudbay Tijaabada Caafimaadka

0 Visits: 1091 | Wednesday July 29, 2015 - 00:04:40
Weeraryahankii kooxda Manchester City ee dalka ingiriiska Stevan Jovetic si rasmi ah ugu biiray kooxda Inter Milan ee dalka talyaaniga kadib markii uu ka gudbay tijaabada caafimaadka ee uu maanta umarayay kooxda Inter Milan si uu u dhameystiro heshiiska uu ugu biirayo kooxdaas oo uu kaga soo biirayo…

Read More »

Kaaraan oo si fudud ugu adkaatay Wadajir ciyaaraha futsalka degmooyinka

0 Visits: 1510 | Sunday May 03, 2015 - 07:56:38
Kaaraan oo si fudud ugu adkaatay Wadajir ciyaaraha futsalka degmooyinka Garoonka futsalka lagu ciyaaro ee degamad Howlwadaag ayaa marti geliyay kulankii ugu dambeeyay is araga guroobyada waxaana ku balansanaa degmooyinka Wadajir VS Kaaraan oo qeyb ka ah degmooyinka ka qeyb galaya tartanka.

Read More »

Xulka Ivory Coast oo Xalay ku Guuleystay Koobka Qaramada Afrika (Sawirro)

0 Visits: 1624 | Monday February 09, 2015 - 00:57:21
Xulka kubadda cagta dalka Ivory Coast ayaa xalay ku guulaystay koobka Qaramada Afrika ee 2015-ka, kaddib markii ay rigoorayaal uga badiyeen xulka waddanka Ghana oo ay isku arkeen ciyaartii kama dambeysta ahayd ee Koobkan.

Read More »

Daawo Sawirada: Kooxda barafka Somalia oo dib ugu laabtay ciyaaraha aduunka si weyna loogu soo dhaweeeyay Ruushka

0 Visits: 3274 | Wednesday February 04, 2015 - 00:08:01
Kooxda ciyaarta barafka ee Somalia Bandy ayaa markale ku qayb galaya ciyaaraha Bandy 2015 ee lagu qabanayo wadanka Ruushka iyagoo hada ciyaaray dhowr kulan oo dhamaantood laga badiyay balse la kulmay taageero aad u balaaran oo ay ka heleen shacabka Ruushka. Ciyaartii ugu dambeysay oo ay la ciyaareen…

Read More »

Cayaaryahan ee badalka u noqon karta Steven Gerrard oo Liverpool arkootey

0 Visits: 1683 | Saturday January 03, 2015 - 12:54:51
Kooxda Kubada Cagta Liverpool ayaa soo saartay magacyada Cayaaryahanada badalka u noqon kara Cayaaryahankeeda Steven Gerrard kaas oo lafilayo inuu ka dhaqaaqo Garoonka Anfield kadib markii uu go aan ku gaaray inuu isaga kooxdaas oo uu 17 sano usoo cayaarayey.

Read More »

Ha cuuryaamin Ciyaartooyga K/Cagta, fursad sii berrina ku faan!! (Warbixin)

0 Visits: 1935 | Friday January 02, 2015 - 19:20:01
MUQDISHO: Waxaa Marag ma doonto ah in Isboortiga dalkeena uu ku talaabsanayo horumar dhinacyo kala duwan haba ugu badnaato dadaaladii horumarineed ee baaxadda leh ee ka muuqata Kubadda Cagta dalkeena.

Read More »

Gabdhihii Heegan oo ku guuleystay Horyaalkii Kubadda Gacanta 2014

0 Visits: 883 | Thursday January 01, 2015 - 10:40:21
Naadiga Gabdhaha Heegan ayaa ku guuleystay Horyaalkii 5-aad ee Kubadda Gacanta Haweenka oo shalay lagu soo gabo-gabeeyay Garoonka Kubadda Kolayga wiish Stadium (Ex-Luujino) Degmada C/casiis ee gobolka banaadir iyadoo horyaalkaa ay ka qeyb galeen ilaa afar kooxood oo heerka koobaad ah.

Read More »

Horyaalkii 15-aad ee wiilasha Kubadda Gacanta oo Muqdisho lagu soo gabo-gabeeyay

0 Visits: 754 | Monday December 29, 2014 - 10:34:35
Waxaa lagu soo gebagebeeyay Garoonka Kubadda Kolayga wiish Stadium (Ex-Luujino) Degmada C/Casiis ee gobolka banaadir Horyaalkii 15aad ee Wiilasha Kubadda Gacanta Soomaaliya kaasi oo ay ka qeybgaleen ilaa 7 kooxood heerka kooobaad ah.

Read More »

Demba B oo laga saaray xulka Senegal ee ka qeybgalaya koobka Africa

0 Visits: 863 | Saturday December 27, 2014 - 15:34:56
Amarkaan la dul dhigay ciyaaryahan Demba laguma caddeynin sababta looga reebay inuu u ciyaaro dalkiisa, inkasta oo wararka qaarkood ay sheegayaan in xaaladiisa caafimaad aanay saameynin inuu ciyaaro.

Read More »

Soomaalida qurba joota ah oo Amsterdam ku soo gabagabeysay tartan Isboorti

0 Visits: 1262 | Wednesday December 24, 2014 - 16:46:16
Magaalada Amsterdam ee dalka Netherlands ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Ciyaaraha Soomaalida ee HIRDA Amsterdam Futsal Tournament, kaasi oo sanadkiiba mar lagu qabto dalka Holland, iyadoona sanadkan lagu xusayo 10-sano guurada kasoo wareegatay xilligii la aas-aasay qabashada Ciyaaraha HIRDA AFT.

Read More »

Kooxda Napoli Oo Garaacday Juventus Kuna Kuleysatay Koobka Super Cupka Italy (Sawiro)

0 Visits: 832 | Tuesday December 23, 2014 - 10:07:08
Kooxda Napoli ayaa ciyaar laysku dhamaaday kooxda Juventus kaga qaaday koobka Super Cupka Talyaaniga, waqtiga rasmiga ah ee ciyaarta ayaa ku soo dhamaaday barbaro 2:2 ah. Tevez iyo Higuain ayaa min laba gool kooxa hooda u kala dhaliyay. Ugu danbayn ayay kooxda Napoli ku guulaysatay rekoodhayaal. Goolahayaha…

Read More »

Juventus & Napoli Oo Caawa Isku Herdinaya Finalka Koobka Suppercoppa + Ciyaariyahano Sheegay In..

0 Visits: 715 | Monday December 22, 2014 - 14:56:39
Kooxda kubada Cagta ee Juventus ayaa raadineysa inay si sareysa ku soo xirto sannadkan 2014 iyagoo finalka Supercoppa Italiana dalka Qatar kula ciyaaraya kooxda heysata Coppa Italia ee Napoli.

Read More »

Kabtan Mats Hummels Oo Dhaleceyn Ujeediyay Ciyaartoyda Kooxdiisa & Man utd oo 50 Milyan Ujoogta..

0 Visits: 641 | Monday December 22, 2014 - 14:56:29
Mats Hummels oo ah hogaamiyaha ama kabtanka kooxda Borussia Dortmund ayaa dhaleecayn u soo jeediyay ciyaartoyda kooxdiisa kadib guul daradii ka soo gaartay sabtigii kooxda Werder Bremen.

Read More »

GOS oo Inj. Axmed Kirish gudoonsiisey Biladda sanadka 2014 ee (IOC -Trophy) + sawiro

0 Visits: 977 | Monday December 15, 2014 - 08:17:58
Xaflad balaaran oo abaal-marinta sanadka 2014 lagu gudoonsiinayey Shaqsiga wax wanagsan ka qabtay dhaq dhaqaaqa Isboortiga ee dalka ayaa waxaa lagu qabtay gudaha garoonka Wiish ex-Lugino degmada C/casiis ee Muqdisho.

Read More »

Wasiir Dhuxulow: "Dhalinyarada Soomaaliyeed waxay ka mid noqonayaan ciyaartoyda caalamka ugu wanaagsan" + Sawirro

0 Visits: 1155 | Saturday December 13, 2014 - 08:52:11
Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xalay ka qeybgalay tartan kubadda cagta oo dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka kala yimid Yurub ay kula cayaarayeen cayaartoyda kooxda Dubai City. Wasiirka ayaa yiri "Dhalinyarada Soomaaliyeed shaki iigama jiro inay noqonayaan cayaartoyda ugu…

Read More »

David Luiz oo ammaan kala dul dhacay Leonel Messi

0 Visits: 1949 | Thursday December 11, 2014 - 13:25:35
Daafaca kooxda Paris Saint Germain David Luiz ayaa shaaca ka qaaday inuu la dhacsan yahay qaab ciyaareedka laacibka kooxda Barca ee Leo Messi isagoo amaan ugu qubeeyay.

Read More »

Laacibka Aaron Ramsey oo dhaliyay gool caalamka ka yaabiyay

0 Visits: 707 | Wednesday December 10, 2014 - 11:46:20
Laacibka Aaron Ramsey ee ka tirsan kooxda Arsenal ayaa dhaliyay gool caalamka oo dhan ka yaabiyay, kaddib markii uu laaday kubbad sida biriqda oo kale ka dhex bixiyay shabaqa kooxda Balatasaray ee dalka Turkiga laga leeyahay.

Read More »