Featured

PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?)

0 Visits: 391 | Monday January 02, 2017 - 01:30:30
Magaalada Pretoria ee dalka South Africa waxaa ka dhacday arrin layaab leh, kaddib markii nin Soomaali ah uu xaaskiisa ku dilay kaddibna isagii is dilay, iyadoo iminka meydka lamaanayaasha ay baaritaano ku hayaan ciidamada Booliska.

Read More »

Hadalki Carada ee Sheekh Shariif ma quusasho mise dhoola tus

0 Visits: 579 | Monday January 02, 2017 - 01:19:30
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo kamid ah musharaxiinta Madaxweynaha dalka oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay hoygiisa waxa uu dowladda xilligeedu uu dhamaaday ku eedeeyey inay ku guul daraystay in ay la timaado isbedel macna leh…

Read More »

Xarunta cusub ee aqalka sare oo kulmi doono Cabdi Qeybdiid, C-raxman Faroole iyo Muuse Suudi (Sawiro)

0 Visits: 372 | Monday January 02, 2017 - 01:09:30
Sii hayaha xilka ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Aqalka sare ayaa kormeer ku tagey xarun cusub oo loo diyaariyey inay ku shaqeeyaan Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Read More »

SAFARKII BAQDINTA. (Qorme dhab ka hadal ah) "Cabdiraxiin Ciise Cadow"

0 Visits: 273 | Monday January 02, 2017 - 01:07:30
Caawa oo kale 10 sano ka hor waxaan ka baxay aniga iyo saaxibo kale oo aan ka wada tirsaneyn Maxkamadihii Islaamiga ahaa Degmada dhoobley waxaana ka gudubnay xadka Somaliya iyo Kenya kadib markii xamar aan uga cararnay ciidamadi Ethopia ee ka qabsaday Maamulkii maxkamadaha.

Read More »

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka oo la magacaabay (Aqriso Magacyada)

0 Visits: 218 | Monday January 02, 2017 - 00:07:30
Shir gudoonka KMG ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay 15-ka xubnood ee noqonaya Guddiga Qaban qaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Suldaan Aweys oo talo dhaxal galka kusoo gunaanaday doodi dhalinyarada dalxiiska (Video)

0 Visits: 942 | Monday December 12, 2016 - 00:18:23
Suldaan Aweys Suldaan Maxamuud "Suldaanka Beesha Celli) ayaa talo dhaxal gal ah kusoo gunaanaday doodi la xiriirtay dhalinyarada daxliiska Dalka ee booqashada dalxiiska ah kutagtay xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Read More »

Suldaan Aweys oo dhagax dhigay dhismaha Maxkamada degmada Warsheekh.

0 Visits: 521 | Sunday December 11, 2016 - 23:32:19
Munaasabad balaaran oo lagu dhagax dhigaayay Maxkamada degmada Warsheekh ayaa waxa Maamulka degmada Warsheekh ee ku marti qaadeen Suldaan Aweys Suldaan Maxamuud, suldaanka beesha lixda Celli cumar inuu dhagax dhigo dhismo cusub ee yeelan doonto maxkamada degmada Warsheekh.

Read More »

14-jir, Soomaali ah oo Mindi lagu dilay dalka Norway.

0 Visits: 930 | Wednesday December 07, 2016 - 04:27:35
Allaah unaxariiste marxuum Yacquub Cabdulaahi Xasan ayaa ugeeriyooday kadib marki lagu weeraray Mindi isaga iyo haweyney kale oo Norwejiyaan ah kadib fal kadhacay magaalada Kristiansand ee dalka Norway.

Read More »

Xildhibaan Ismaciil Muxidiin oo lashiray w/arimaha Qaxootiga ee Norway, kana dhiidhiyay dib ucelinta Soomaalida (Warbixin+Sawiro)

0 Visits: 499 | Wednesday December 07, 2016 - 03:51:56
Xildhibaan Ismail Muxidiin oo kamid ah xildhibaanada Soomaaliyeed ee kujira siyaasada dalka Norway isla markaana ka tirsan xisbiga talada haayo ee dalka Norway ayaa kulan la qaatay xoghayaha guud ee wasaarada isdhaxgalka iyo arimaha qaxootiga dalka Norway.

Read More »

Garnaqsigi Dhalinta Dalxiiska Dalka iyo Jawaab Celintii Reer Warsheekh "Faalo"

0 Visits: 1332 | Saturday December 03, 2016 - 22:00:21
Kadib muuqaalki foolxumada iyo fajac dhaliyay ee ka dhanka ahaa sharafka iyo cisiga bulsha weynta reer Warsheekh ee ku baahay baraha bulshada kaasi oo ee kasoo muuqdeen xubno katirsan ururka lamagac baxay dhalinta dalxiiska dalka ayaa dhaliyay dareyn aad uxoogan oo ee muujiyeen guud ahaan umada soomaaliyeed…

Read More »

Xildhibaanad Drs: Minna Xasan Shibis oo kulamo la qaadatay waxgaradka kasoo jeedo degmada Balcad (Sawiro).

0 Visits: 554 | Friday December 02, 2016 - 23:01:47
Xildhibaanada Cusub ee dhawaan loo doortay baarlamaanka Soomaaliya Drs mina Xasan Shibis ayaa maanta waxey kulan la qaadatay qaar katirsan waxgaradka kasoo jeeda degmada Balcad ee gobolka Shabeelada dhexe.

Read More »

Xeebta Warsheekh oo mar qura soo jiidatay indhaha da'yarta Soomaaliyeed (Sawirro).

0 Visits: 1651 | Friday December 02, 2016 - 22:17:03
Xarunta Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxaa maanta gaaray dhalinyaro Soomaaliyeed kuwaasi oo isaga kala yimid qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliyeed kuwaasi oo socdaal ee ugu magic dareen kudalxiis dalkaaga kusoo gaaray xeebta quruxda badan ee Warsheekh.

Read More »

GALMAAX YOONIS OO GABAR GOB AH U DOORTEY XILDHIBAAN QARAN. (Qalinki Wariye Shiiqaalow)

0 Visits: 381 | Friday December 02, 2016 - 00:18:40
Sacab, mashxarad iyo alalaas ayaa mar qura is qabsadey, is-marxabaysiin, is-gacan qaad {isa-salaamid} iyo isu-hambalyeyn ayaa bilaabatey, wey u qalantaa, wey istaahishaa iyo wey mudan tahay in MINA loo doorto Xildhibaan Qaran ayaa la isla dhex marayay, farxad iyo dabaal deg lagu soo dhaweynayo guusha…

Read More »

Kulan kulmiyay dhamaan Dariiqooyinka Ahlusuna Waljamaac ayaa Waxa ay kusoo gunaanadeen Siyaaradi Shariif Calawi (Q.2aad Sawiro).

0 Visits: 861 | Saturday November 12, 2016 - 23:26:48
Siyaarada Shariif Calawi oo bilaabatay Maalinimadi isniinta ayaa waxa ay ku beegneed Banaanbaxa Siyaarada Galabnimadi Jimcaha iyadoo ay kasoo qeyb galeen Dhamaan Ahlu Dariiqa Meel Kasta oo ay joogtaan.

Read More »

Kulan kulmiyay dhamaan Dariiqooyinka Ahlusuna Waljamaac ayaa Waxa ay kusoo gunaanadeen Siyaaradi Shariif Calawi (Q.1aad Sawiro).

0 Visits: 1007 | Saturday November 12, 2016 - 23:20:48
Siyaarada Shariif Calawi oo bilaabatay Maalinimadi isniinta ayaa waxa ay ku beegneed Banaanbaxa Siyaarada Galabnimadi Jimcaha iyadoo ay kasoo qeyb galeen Dhamaan Ahlu Dariiqa Meel Kasta oo ay joogtaan.

Read More »

(Q.3aad) Ninkii i guursaday,wax walba oo noloshiisa ku saabsan, wuu iga qariyey!WQ/Khadar Aar.

0 Visits: 467 | Saturday November 12, 2016 - 00:43:27
Qaybtii 3-aad. Qisooyinkan noocan ahi ,waa kuwo ku badan inta badan in ay bulshada ka dhex dhacaan,isla markaasi waxa ay u baahan yihiin in casharo laga barto,balse aan sheeko ahaan amma madadaalo aan loo qaadan.

Read More »

Ninkii i guursaday,wax walba oo noloshiisa ku saabsan, wuu iga qariyey!WQ/Khadar Aar.

0 Visits: 418 | Friday November 11, 2016 - 00:43:27
Qaybtii 2-aad .waxana inoo waramaaya gabadhii ay sheekadani ku dhacday. Waxa aan ogaysiinaya dadka sheekadan akhrista in ay ka heli doonaan kana fa'idaysan donaan dhacdoyin isdaba joog ah oo inta badan ka yimaada xiliga guurka bulshadeena dhexdeeda.

Read More »

Dhalinyaro dalxiis utagay Xeebta Warsheekh oo muuqaalo nala wadaagay (Sawiro)

0 Visits: 1488 | Wednesday October 26, 2016 - 12:54:22
Warsheekh Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Sawiro Xiiso leh oo laga soo qaaday xeebta Warsheekh oo ah meel ku haboon Dalxiiska iyo damaashaadka

Read More »

Hannaanka Doorashooyinka 2016 - War-saxaafadeed

0 Visits: 495 | Wednesday October 26, 2016 - 12:31:23
Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa dowlad gobaleedyada Puntland iyo Koofur Galbeed oo ku guulestay in ay soo doortaan Xubnihii u matalayey aqalka sare wuxuuna guddigu ugu hambalyeynayaa sida ay ugu dadaleen in ay qondada haweenkana soo buxiyaan.

Read More »

Qoraal:Kacaanka 21 Oktoober Dhib iyo Dheef

0 Visits: 380 | Wednesday October 26, 2016 - 12:31:23
21 Oktoober dhib iyo dheef Sooyaal walba wuxuu leeyahay raad uu reebo, dhib iyo dheef laga dhaxlo. Haddaba afgambigii 21 Oktoober 1969kii, ayaa bulshadu ku ka la aragti duwan tahay, waxayna u qaybsan tahay saddex qaybood;

Read More »

Suuq cusub oo laga furay tuulada Maraweyn ee degmada Warsheekh

0 Visits: 1044 | Wednesday October 26, 2016 - 12:16:31
Gudoomiyaha degmada Warsheekh Col. Axmed Xuseen Axmed (Shiidka) iyo Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Amniga iyo Siyaasadda Muriidi Xasan Gurey ayaa maanta waxay si wadajir ah xariga uga jareen suuq cusub oo laga hirgeliyay tuulada Maraweyn oo ka tirsan tuulooyinka hoosyimaada degmada Warsheekh, kaasi…

Read More »

Xisbiga (AP) oo wax ka saxiixey heshiiska dib u qiimenyta sharciyada magangalyada 1600 qof ee soomaalida ah

0 Visits: 372 | Monday October 24, 2016 - 14:25:53
Xisbiga Arbeiderpartiet oo ah xisbiga hela codadka ugu badan ee jaaliyada soomaaliyeed ee Norway xiliyada doorashada, ayaa kamid ah xisbiyada saxiisey heshiiska dib u qiimenyta sharciyada dadka soomaaliyeed ee tiradoodu ay gaareyso 1600 qof.

Read More »