Tacsi

Tijaabo

0 Visits: 647 | Wednesday July 31, 2013 - 00:10:53
Tijaabo

Read More »

Tacsi: Marxuum Muxumad Geedi ow hiloowle

0 Visits: 1845 | Sunday June 30, 2013 - 07:26:44
TACSI INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga Ameerika.Gaar ahaan, Gobolka Minesota magaalada Rochester. waxey tacsi u diraayaan Ex. Xildhibaan Maxamuud Geedi ow Hilowle oo Walaalkiis Marxuum Muxumad Geedi ow hiloowle. iyo Wiil uu Adeer u yahay Marxuum…

Read More »

Tacsi: Marxuumad Aamino Maxamed Afrax

0 Visits: 2612 | Sunday June 30, 2013 - 07:23:34
inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaan halkaan tacsiiyo tiiraanyo leh uga direynaa dhamaan rere maxamed afrax oo walaashood marxuumad aamino maxamed afrax eey ku geeriyootey wadanka mareykanka virginia

Read More »

Jaliyadaha Somalida oo tacsi udiray Qoyski marxuumad Nuurto

0 Visits: 3425 | Wednesday May 29, 2013 - 23:10:50
Waxaan anagoo ah jaaliyadda soomaaliyeed ee waqooyiga Ameerika halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa Allah ha u naxariistee Marxuumad Nurtra Hagi Mohamed oo ku geeriyooday maagalada Toronto ee dalka canada, Waxaan tacsi gaar ah u diraynaa Wiilkeeda Liiban Cali Mahi, Cali Mahdi Maxamed, Gurey Haji,…

Read More »

Tacsi Allaah Unaxariistee Xaaska madaxweyne Cali Mahdi oo geeriyootay

0 Visits: 1378 | Tuesday May 28, 2013 - 18:37:31
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAJICUUN!! dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada Warsheekh Waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaa,Madaxweynihi hore ee Soomaaliya mudane Cali Mahdi Maxamed iyo dhamaan qoyska iyo qaraabadii eey ka geeriyootay xaaskiisa NUURTO XAAJI , waxaan ilaaheey uga baryayaa in uu…

Read More »

Dhambaal Racsi oo Ka yimid Jaalliyada Mudulood Ee Aarhus–

0 Visits: 2202 | Tuesday April 30, 2013 - 07:46:25
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Dhamaan Jaalliyada Mudulood ee ku dhaqan Magaalada Aarhus, Denmark waxay ayagoo ka murugeysan Geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Ibraahim-Fitaax Xaaji Cumar Cossoble oo taariikhdu markay aheyd 29-04-2013 ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada Aarhus, ay…

Read More »

Suldaan Aweys oo tacsi udiray ehaladi Marxuum Coll, Shaatigaduud

0 Visits: 1602 | Thursday April 04, 2013 - 22:28:34
Suldaan Aweys Suldaan Maxamud oo kamid ah salaadiinta Soomaaliyeed ayaa waxa uu dhambaal tacsi ah oo udirayo umada Soomaaliyeed gaar ahaan ehelka iyo qaraabada Allaah Unaxariistee Coll Shaatigaduud uu soo gaarsiiyay Shabakada Warsheekh xili Suldaanka uu kusugan yahay cariga dalka Australia.

Read More »

Caalimki weynaa ee Islaamka oo qarax Is miidaamin lagu dilay

0 Visits: 1506 | Friday March 22, 2013 - 20:12:38
Inaa Lilaahi Wa inaa Ileehi Raajicuun waxa wadanka Suuriya Qarax ismiidaamin lagu dilay Caalimki Weynaa ee islaamka oo runti kamid ahaa culimada ugu waa weyn ee xiligaan joogay dunida islaamka.

Read More »

Tacsi: Marxuum Xuseen Max’ud cabdule (Xuseen Suufi)

0 Visits: 1789 | Wednesday March 20, 2013 - 08:16:54
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, waxa halkaan tacsi tiiraanyo leh uga direena hadii aanu nahay bahda Maamula iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh ehelki iyo qaraabadi uu ka geeriyooday Allaah Unaxariistee Xaaji Xuseen Maxamud Cabdule oo ku magac dheeraa Xuseen Suufi oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho…

Read More »

Tacsi: Marxuum (CABDI AXMED HIRAABE (CABEEY)

0 Visits: 1806 | Thursday March 14, 2013 - 17:34:17
Inaa lilaahi wa.inaa Ileyhi rajucuun DHAMAAN JAALIYADA GOTHENBERG SWEDEN Waxey Tacsi tiraanyo leh u dirayaan Allaha u naxariitee Marxuum(CABDI AXMED HIRAABE OO KU MAGAC DHEERAA (CABEEY) oo Dhawaan ku geeriyooday Magaalada Nairobi dalka Kenya, Waxay Marxuumka Ilaah uga baryeynaa In Naxariistii Jano Ka…

Read More »

Tacsi: Hooyo Xaliimo Axmed Xasan oo Warsheekh kugeeriyootay.

0 Visits: 1849 | Friday February 22, 2013 - 23:43:20
Innaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Alaah Unaxariiste waxa degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe kugeeriyootay Hooyo Xaliimo Axmed Xasan iyadoo isla maantana lagu duugay qabuuraha degmada Warsheekh.

Read More »

Xaajiyo Biyooley Sh: Ooyaaye oo Muqdisho ku geeriyootay.

0 Visits: 1973 | Friday February 22, 2013 - 23:22:05
Allaah Unaxariistee waxa maalinimadi Shalay Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Xaajiyo Biyooley Sheekh Ooyaaye oo aheyd qofki ugu dambeesay ee owlaada Shiikha caanka ah ee Sheekh Ooyaaye ee kuduugan magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Read More »

Ahlusunada Uganda oo tacsi udiray Marxuum Sh: Max'ed (Xeefow)

0 Visits: 1775 | Saturday February 16, 2013 - 23:56:24
TACSI: CULIMA UDIINKA, MACALIMIINTA, XERTA, ARDAYDA,ODAYAASHA, HOOYOOYINKA, GANACSATADA, DHALINYARADA IYO DHAMAAN BULSHA WEYNTA SOOMAALIYEED EE KU NOOL DALKA UGANDA WAXAY HALKAAN TACSI TIIRAANYO LEH UGU DIRAYAAN GUUD AHAAN UDAMA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN EHELIDII IYO QARAABADII OO KA GEERIYOODAY ALLA…

Read More »

Tacsi: Marxuumad Faadumo Maxamud Nuur oo Muqdisho kudhimatay

0 Visits: 1841 | Monday February 11, 2013 - 10:28:14
Inaa lilaahi wa.inaa Ileyhi rajucuun DHAMAAN JAALIYADA GOTHENBERG SWEDEN Waxey Tacsi tiraanyo leh u dirayaan Allaha u naxariitee Hooya Faduma Mahamud Nur oo dhawaan Magaalada Mogdisho ku Geriyooday Jaaliyada Sweden gaar ahaan Göteborg waxey dhamaan reer Mahamed Muse iyo reer mooge oo kala joogo Dalka…

Read More »

Somaalida Denmark oo tacsi udiray Max'ed Dhere

0 Visits: 3564 | Friday November 16, 2012 - 22:34:47
Guud ahaan jaalliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Denmark waxay iyaga oo aad ugu tiiraanyeesan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid marxuum Halgame Maxamed Cumar Xabeeb oo ku magac dheeraa Maxamed Dheere si wadajir ah tacsi u diraayaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed oo Halgamuhu ku dhex lahaa sharaf…

Read More »

Wariyaha Shabakada Warsheekh.com, Sayid Cabdi Warsame oo ka badbaaday isku day dil.

0 Visits: 424 | Friday September 28, 2012 - 08:07:09
Wariyaha Shabaka Warsheekh ee magaalada Muqdisho, Sayid Cabdi Warsame oo ka badbaaday isku day dil. Wariye Saydi Cabdi Warsame oo kamid ah suxufiyiinta ka howlgashay xafiiska shabakada Warsheekh ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu maalinti shalay ka bad baaday isku day dil oo lala damacsanaa isaga iyo…

Read More »

Weriye C/raxmaan Maxamed Cali oo lagu gowracay magaalada Muqdisho

0 Visits: 177 | Thursday September 27, 2012 - 18:07:09
Meydka Wariye Soomaaliyeed oo lagu magacaabao Cabdiraxman Maxamed Cali ayaa laga helay magaalada Muqdisho xili ee meydka marxuumka ee qoorta ka jareen kooxdi dilka ugeesatay marxuumka

Read More »

Tacsi: Marxuum Xildhibaan Mustaf Xaaji Maxamed Mucalin

0 Visits: 4769 | Monday September 24, 2012 - 10:19:50
Tacsi Tiiraanyo leh :Innaa lillaahi waa innaa ileyhi Raajicuun Waxaan halkan tacsi uga direynaa eheladii iyo awlaadii iyo aqaaribkiiba, Geeridii ku timid Marxuum Mustaf Xaaji Maxamed Macalin oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho waxaan leenahay dadkii uu ka tegay iyo anagaba dhamaan ilaahay Samir iyo…

Read More »

Marxuum Xaaji Mukhtaar Xasan Sh. Axmed Mataan.

0 Visits: 4934 | Sunday September 16, 2012 - 12:33:04
Dhambaal Tacsi Ah, Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Waxaa Taariikhdu markay aheyd 15-09-2012 ku geeriyooday Gurigiisa oo ku yaal Xaafadda Gjellerup ee Magaalada Aarhus/DK Allaha u naxariistee Marxuum Xaaji Mukhtaar Xasan Sh. Axmed Mataan.

Read More »

Marxuum Axmed warmooge Maxamed

0 Visits: 4524 | Monday September 10, 2012 - 02:16:56
Tacsi Tiiraanyo leh: Inaa lillaahi waa inaa illaahi Raajicuun Waxaan halkan, Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa, Geerida ku timid , ilaahay haw naxariistee, Marxuum Axmed warmooge Maxamed, oo ku geeriyooday Degmada Berbera ee Gobolka Saaxil Jamhuuriyada Soomaaliland, waxaan leenahay Dhamaan reer Axmed…

Read More »

Tacsi: Yaasiin Xaaji Xuseen Max'ud Ow Cumar

0 Visits: 6516 | Wednesday July 11, 2012 - 22:54:57
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Geeridu Waa Xaq waana shey naf waliba dhadhamin doonto, Alaah Unaxariiste waxa ifka maanta katagay marxuum Yaasiin Xaaji Xuseen maxamud Ow Cumar oo kugeeriyooday isbitaalka Keysaney ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Read More »

Axmed M Max'ud (Axmed Yonis)

3 Visits: 7337 | Tuesday May 15, 2012 - 00:25:44
Inaa Lilaah wa inaa ileehi raajicuun, Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa halkaan tacsi tiiraanye leh uga dirayaan ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyooday alaah unaxariistee Marxuum Axmed Maxamed Max'ud (Axmed Yonis) oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Read More »