Sports

Kooxaha Arsenal iyo Dortmund oo ku tartamaya booska 1aad ee Group-ka ay ku wada jiraan

0 Visits: 720 | Tuesday December 09, 2014 - 16:44:57
Borrusia Dortmund waxey garoonkeeda Signal Iduna Park kusoo dhaweyn doontaa Anderletch, halka wiilasha Arsene Wenger ay u safreen dalka Turkiga si ay ula soo ciyaaraan Galatasaray.

Read More »

Horyaalka 30-aad ee ciyaaraha fudud oo la soo gebagebeeyay

0 Visits: 1231 | Friday December 05, 2014 - 12:27:23
Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud ayaa shalay galab garoonka Banaadir ku soo xeray horyaalka 30-aad ciyaaraha fudud ee dalka, Horyaalka waxaana kasoo qayb galay Guddoomiyaha Gos Cabdullahi Axmed Tarabi, Madaxa Xiriirka Gos Xaaji Colow Madaxa arimaha Gobolada Gos Ibraahin Roombe, Agaasimaaha waaxda…

Read More »

Isku aadka Koobka Qaramada Afrika oo la soo saaray‏

0 Visits: 562 | Thursday December 04, 2014 - 12:24:19
Groupka C ayaa noqday grupka dhimashada waxaana isku beegmay dalalka Ghana, Algeria, South Africa iyo Senegal, waana qaar ka mid ah dalalka ugu quwada weyn Afrikca.

Read More »

Arsene Wenger: "Lama oran karo koox hebel ayaa tartankaan ku guuleysaneysa"

0 Visits: 621 | Wednesday December 03, 2014 - 19:22:16
"Lama oran karo Chelsea ayaa tartaan ku guuleysaneysa, waayo hadda waxaa la ciyaaray 13, waxaana dhiman 14-ciyaar" ayuu yiri Arsene Wenger oo u waramayay Wargeyska The Mirror ee ka soo baxa magaalada London ee wadanka Ingiriiska.

Read More »

Xiriirka K/Cagta ee Jubbaland State oo la doortay + Sawirro

0 Visits: 711 | Tuesday December 02, 2014 - 18:22:08
Xaflad balaaran oo si weyn loo soo agaasimey oo lagu dooranayey gudoon cusub oo markii ugu horeysay ku mideysan yihiin sadexda gobo l Gedo,jubada hoose & jubada dhexe ee kubadda cagta ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka kmg ee Jubba.

Read More »

Kabtan Steven Gerrard oo ka fiirsanaya qorshe loo soo bandhigay

0 Visits: 679 | Monday December 01, 2014 - 13:02:50
Sida ay qortay jariidada The Morror macallim Brendan Rodgers ayaa doonaya inuu sii heysto kabtanka Steven Gerrard kaddib markii laacibkaan ay si weyn u doon dooneyso kooxda Liverpool.

Read More »

Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha fudud oo Muqdisho ka bilaabay horyaalkii 30-aad

0 Visits: 563 | Sunday November 30, 2014 - 08:40:45
Munaasabadii furitaanka oo ka dhacdey garoonka banaadir ayaa waxaa ka soo qeyb galey mas'uuliyiin ka socota guddiga Olombikada,Madax katirsan xiriirada,ciyaaryahanadii kubadda koleyga iyo cayaaraha fudud sida Waraabe oo ahaa halyeeygii Orodka dheer.iyo Cali dheere oo Boodada caan ku ahaa,Mulki Muudeey…

Read More »

Tartan Isboorti oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar + Sawirro

0 Visits: 1167 | Sunday November 23, 2014 - 21:45:02
Waxaa Maalmahii la soo dhaafey Degmada Jowhar ka socdey Tartan Kubadda Cagta oo aad u Xiisa Badnaa kaasoo ay ka qayb galeen Afar Kooxood ee kala ah Buulo Shiikh, Kulmis, Hantiwadaag iyo Horseed oo dhamaantood ka dhsan Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeelada Dhexe, Tartanka oo loogu Magacdarey Midnimo waxaa…

Read More »

Arsenal iyo Manches United oo caawa ciyaar xiiso badan dhex mareysa

0 Visits: 550 | Saturday November 22, 2014 - 13:01:15
Kulan xiiso badan oo la wada sugaayo ayaa caawa fiidkii ka dhici doona garoonka kooxda Arsenal Emarates iydoo ku soo dhaweyn doonto kooxda ay sida weyn u xafiiltamaan ee Manchester United, Kulankaan ayaa ah mid ay indhaha caalamka wada haayaan.

Read More »

Gool haye Petr Cech oo sanadka cusub u wareegaya Arsenal

0 Visits: 531 | Thursday November 20, 2014 - 20:36:49
Tababarayaasha kooxaha Arsenal iyo Chelesea ayaa ku heshiiyay Gool haye Petr Cech inuu sanadka cusub ku wareego kooxda Arsenal.

Read More »

Ciyaar xiiso badan leh oo caawa ka dhaceysa Old Trafford

0 Visits: 619 | Tuesday November 18, 2014 - 13:59:17
Waxaa caawa kulan xiiso badan yeelan doona labada xul ee Argentina iyo Portugal oo ay kala hogaaminayaan labada laacib ee aduunka ugu fiican Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo kulankaan ayaa ah mid sxbnimo waxaana uu ka dhici doonaa garoonka masraxa riyada ee kooxda Man United Old Trafford.

Read More »

Leonel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo tababar adag qaadanaya + Sawirro

0 Visits: 735 | Sunday November 16, 2014 - 23:24:09
Labada ciyaaryahan ee Leonel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa waxaa u bilowday tababarro adag oo midba kan kale uu isaga difaacayo kahor inta aanay isaga hor imaan ciyaaro dhex maraya labada kooxood ee ay u ciyaaraan.

Read More »

Xulka Argentina oo quusiyay dhigiisa Croatia

0 Visits: 561 | Thursday November 13, 2014 - 14:01:16
Tevez wuxuu badal kusoo galay ciyaarta qeybaheedii dambe, waxaana lagu badalay Sergio Kun Aguero, waana markii ugu horeysay oo uu matalo xulkiisa tan iyo 2011.

Read More »

Xoghaye Kuwataro: "Shirkadda Albayrak dhaqaalaha ay ku faantay inay soo xareysay waxaa ka mid ahaa kharaj uu lahaa naadiga Isboortiga Dekedda Muqdisho"

0 Visits: 522 | Wednesday November 12, 2014 - 19:20:50
Waxaa sii kordhaya cabashooyinka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee iyagu ka shaqeysan jiray Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, tan iyo markii dowladda Federaalka ay ku wareejisay shirkad Turkiga laga leeyahay oo lagu magacaabo Albayrak, waxaana iminka qarka u saaran in naadigii Isboortiga Dekedda…

Read More »

Wax ka ogoow tobanka xidig ee ugu gool dhalinta badan Champions League‏

0 Visits: 929 | Thursday November 06, 2014 - 13:13:56
Gool dhalinta horyaalka Yurub ugu xiisaha badan ee Champions League waxaa heystay iskoorkiisa laacibki hore ee kooxda Real Madrid Raul isagoo mudo dheer rikoorkaas la gaari waayay maadaama 71 gool uu ka dhaliyay dhamaan kulamadii Champins League.

Read More »

Xiriirka Karateyga iyo Takewanduga Soomaaliya oo shirka sanadlaha ku yeeshay Muqdisho

0 Visits: 606 | Tuesday November 04, 2014 - 10:40:28
Guddoomiyaha xiriirka ayaa dhanka kale sheegay in Xiriirka uu qorshaynaayo in uu bilaabo ciyaaro Iskuulada iyo Jaamacadaha dalka oo uu xiriirka doonaayo in uu ka soo saaro ciyaartoy da'yar oo mustaqbal ku yeesha ciyaarta Takewanduga.

Read More »

Mid kamid ah macalimiinta K/Cagta Talyaaniga oo ciyaaraha ka fariistay

0 Visits: 611 | Sunday November 02, 2014 - 21:21:09
Macalinkii hore ee Xulka qaranka Talyaaniga iyo kooxda Juventus Marcello Lippi ayaa Maanta ku dhawaaqay in uu soo gaba gabeynayo shaqada maadaama sida uu yiri da ahaan uu aad u gaboobey.

Read More »

Kooxda Chelsea oo iibsatay laacib Soomaaliyeed

0 Visits: 1615 | Saturday November 01, 2014 - 21:20:16
Wiilkan oo 17 jir ah ayaa boggiisa Twitter-ka soo dhigay muuqaal muujinaya isaga oo saxeexaya heshiiska, waloow uusan faahfaahinin tibxaha heshiiska iyo mudada uu taxnaan doono.

Read More »

Hordhaca kulanka xiisaha badan ee Liverpool iyo Real Madrid, CR7 oo doonaya gool Anfield uu ku dhaliyo‏

0 Visits: 1136 | Wednesday October 22, 2014 - 11:49:56
Caawa waxa isku dhagan laba naadi oo magac iyo taariikh weyn ku leh Champions League waxayna ku kulmi doona garoonka Anfield Road waana marka ay Liverpool soo dhaweyso kooxda Real Madrid oo ah difaacdayaasha tartankaan.

Read More »

Kulanka El Clasico oo markii ugu horeysay laga daawanayo Caalamka

0 Visits: 1051 | Friday October 17, 2014 - 20:04:33
Suuragal waxaa ah Barcelona ineysan lugta labaad ee El Clasico ciyaarin maxaa yeelay waxaa codeyn loo qaadayaa dhawaan iney ka go'do Spain.

Read More »

Leonel Messi, Neymar iyo Angel Di Maria oo ka degay Beijing + Sawirro

0 Visits: 1093 | Wednesday October 08, 2014 - 21:31:29
Qaar ka mid ah ciyaaryahanada ugu laacibsan kooxaha caalamka ayaa ka degay magaalada Beijing ee dalka China, waxaana wafdigaas oo uu hoggaaminayo laacibka reer Argentin Leonel Messi si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaaladaasi.

Read More »

Xulka Talyaaniga oo u yeeray ruug cadaaga Andrea Pirlo (Waa maxay sababta?)

0 Visits: 1222 | Monday October 06, 2014 - 20:50:52
Ciyaaryahanka Juventus Pirlo ayaa rabay inuu ka fariisto ciyaaraha xulkiisa laakiin waa uu badalay go'aankiisa kadib markii Antonio Conte lagu badalay Cesare Prandelli.

Read More »