Sports

Milner iyo Ozil oo u kala wareegay man City Iyo Madrid iyo suuqa kala ibsiga oo si fican u socda

0 Visits: 1147 | Wednesday August 18, 2010 - 17:54:50
Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub ayaa wali waxa uu suoconaa si xowli ah iyadoo ay koox walba ku gada jirto xili ciyaareedkaan cusub sidii ay isku dhisi laheyd oo tartamada ay ciyaareyso meelo uga gaari laheyd

Read More »

Natiijooyinka kulamadii Is reeb reebka Champion-ka ee xalay dhacay iyo kulamada caawa dhacayo

0 Visits: 1465 | Wednesday August 18, 2010 - 17:16:15
Is reeb reebka Champion-ka Yurub oo ay aalaaba ciyaaraan kooxaha aan sida tooska ah u aadin Champions League Yurub sida dalalka afarta koox ee usoo baxaan champion-ka Talyaaniga , Spain iyo Ingiriiska oo kooxaha kaalinta faraad ka gala ay is reeb reebkaan soo maraan ayaa xalay la bilaabay

Read More »

U wareegida Ozil ee dhinaca real oo la sheegay in ay maalinimada birto ah la dhmeystir doono

0 Visits: 925 | Tuesday August 17, 2010 - 18:29:43
Kooxda Real Madrid ayaa waxaa maanta shaacisay in ay leysku raacay la saxiixashada ciyaaryahaan Mesut Ozil oo la filayey inuu ciyaaro kulanka habeen dambe is reeb reebka Champion-ka ee kooxdiisa wajihi doonto kooxda sampadoria.

Read More »

suuqa kala iibsigaYurub: qaar kamid ah Ciyaartoyda si rasmi ah loola soo wareegay xilligaan

0 Visits: 992 | Monday August 16, 2010 - 17:42:09
Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xilligaan ayaa waxa uu uscodaa si xowli ah iyadoo xilligaan suuqa marayo gaba gabo oo uu xermi doono 31-kowga bishaan.

Read More »

Liverpool iyo Arsenal oo isku garab dhacay iyo Man United iyo Newcastel oo caawa ballansan

0 Visits: 891 | Monday August 16, 2010 - 16:29:13
Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ayaa waxaa shalay maqribnimadii ku dhaxmaray Garoonka Anfield kulan aad u adag oo katirsan Premier League waxaana ay isku mari waayeen bar bar dhac 1-1.

Read More »

Natiijooyinka kulamadii shalay dhacay ee horyaalka ingiriiska Egnlish Premier League

0 Visits: 998 | Sunday August 15, 2010 - 17:20:02
Maalinimadi shalay aheyd ayaa waxaa garoomada K/cagta ee ingiriiska ka bilaawday xilli ciyaareedka 2010/11.

Read More »

Kooxda Werder Bremen oo diiday rabitaanka Real Madrid ee ku aadan ciyaryahan Mesut Ozil

0 Visits: 811 | Saturday August 14, 2010 - 17:33:04
Ciyaarhaanka da'da yar ee xulka Chermany Mesut Ozil ayaa waxa uu waxaa uu shaashadaha caalamka si muuqda usoo fuulay koobka Adduunka ee sanadaan lagu qabtay S/Africa isagoo soo bandhigay ciyaaro aad loo jceleystay xulkiisana uu gaaraysemi-finalka K/Adduunka .

Read More »

Xilli ciyaareedka horyaalka Ingiriiska English premier League 2010/11 oo maanta daaha laga qaaday

0 Visits: 1140 | Saturday August 14, 2010 - 15:58:43
Waxaa maanta ka bilaawday garoomada kala duwan ee ingiriiska Xilli ciyaareedka English premier League 2010/11 waxaana kulanka ugu horreeya lagu furay kooxaha kala ah Tottenham iyo Man city ciyaartaas oo natiijamdeeda mareyso 0-0 ee qeybta dambe ciyaarta

Read More »

Tartan K/cagta ah oo Lagu maamuusayey Allaah u naxariistee Laacibki hore ee xulka Soomaali Shiiqaalow oo lagu qabtay Addis-Ababa

0 Visits: 991 | Tuesday July 20, 2010 - 16:39:06
Tartankaan lagu maamuusayey Halyeygii hore ee xulka K/cagta Soomaali iyo Kooxda Mina-shiibiya Maxmed Xuseen Cali oo ku magac dheer Shiikhaalow oo kugeeriyooyaday magalada muqdisho bishi 5 ee sanadkan kobkan.

Read More »

Faah faahinta natiijada kulamadii maanta dhacay iyo Talyaaniga oo ka haray K/Adduunka

0 Visits: 931 | Thursday June 24, 2010 - 21:50:15
Maanta ayaa waxaa wada ciyaaray Group-ka F oo ay kuwada jiraan xulalka Italy , New Zealand, Paraguay iyo Slovakia waxeyna u dhaceen sidaan

Read More »

Faah faahin ku saabsan kulamadii maanta dhacay iyo kuwi shalay iyo midka caawa la filanayo

0 Visits: 890 | Tuesday June 15, 2010 - 20:25:54
Maalinimadii shalay aheyd ayaa waxaa dhacay kulamo aad u adag oo ka tirsan Groub-ka E oo ay kawada tirsanaayen Xualalka Holand , Japan, Cameroon iyo Denmark waxey isugu dhaceen Holand iyo Denmark iyo Cameroon iyo Japan waxeyna natiijadoodi noqotay sida tan

Read More »

K/Kuuriya oo noqday xulkii ugu horreeyey ee badiyey, Maradona iyo Xulkiisa oo guul Gaaray

0 Visits: 1005 | Saturday June 12, 2010 - 21:43:17
xulka K/Kuuriya oo ka mid ah ka qeyb galayaasha koobka aduunka ayaa waxaa uu maanta 2-0 uga badiyey xulka greece isagoo noqday xulkii ugu horreeyey ee badiya tan iyo sida loo billaabay koobka aduunka iyadoo kulamadi shalay oo dhan ay kusoo wada idlaadeen bar bar dhac .

Read More »

"Pele wuxuu noqon lahaa Gabyaa, hadii uu afkiisa xiran lahaa" + Pele predictions

0 Visits: 1214 | Saturday June 12, 2010 - 14:49:43
Pele oo ahaa cayaaryahaanada ugu fiican taariikhda k/cagta, oo qeyb ka ahaa kooxihii Sedexda (3) mar ku kala guuleystay koobkii adduunka 1958, 1962, iyo 1970 hasa yeeshee tan iyo markii uu cayaaraha ka fadhiistay noqday cayaaryahaan dunida xushmad aan badnaeyn ku leh.

Read More »