Sports

Kooxda Kubadda Kolleyga ee Dekedaha oo Mar kale Dalka Jabuuti tegi doonta.

0 Visits: 1033 | Monday February 15, 2010 - 15:00:16
Naadiga kubadda kolleyga ee Dekedaha oo ka mid ah kooxaha ugu awooda badan dalka ayaa sheegtey in ay safar ciyaareed ku tegi doonaan wadanka Djabute si ay halkaasi kulamo sxbtinimo ula soo sameeyaan kooxaha ka dhisan dalkaasi.

Read More »

Kooxda Aljeeriya 1 iyo 0 kaga badisay Dhigooda maali ciyaar katirsan Koobka Qaarada Afrika

0 Visits: 1058 | Thursday January 14, 2010 - 22:59:02
Ciyaaraha kubadda cagta qaaradda Africa ee hadda ka socda dalka Angola, ayaa maanta waxaa ciyaartoodu socotaa Mali iyo Algeria. Kooxa Algeria ayaa 1-0 kaga adkaatay mali.

Read More »

Xulka Qaranka K/caga Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 1221 | Thursday January 14, 2010 - 20:08:12
Xulka Qaranka Soomaaliya ee K/cagta oo 8dii bishan kullan xiiso badnaa la yeeshay Xulka K/cagta Jabuuti cayaar ka tirsan Koobka CHAN Cup, waxaana cayaartaasi 1-0 ku badiyey Xulka Qaranka Soomaaliya.

Read More »