Sports

Xulka Gabon Oo ku bar bartay Dhigiisa Kaamiroon

0 Visits: 944 | Wednesday January 13, 2010 - 23:38:07
Waxaa ay kuu guushii ku raacday hal iyo eber kooxda Gabon oo ka badisay kooxda kubadda cagta ee Cameroon.

Read More »

Maxaa Ka Taqaan Xulka Nigeria oo Qeyb ka ah Xulalka tagaya K/Aduunka 2010 (Sawiro)

0 Visits: 1816 | Wednesday January 13, 2010 - 13:28:45
Xulka kubada cagta Nigeria oo kamid ah Xulalka ugu tunka weyn qaarada afrika dhinac isboortiga ayaa kusoo qaadan doonaa xubinteena maanta ee qubanaha isboortiga oo had iyo jeer ku qaadaa dhigno mid kamid ah xulaka ka qeyb galaya Koobka Aduunka anagoo ugu horeen daaha uga roganay Xulalka matalaya qaaradeena…

Read More »

Xulka Kubada Cagta Masar oo ku dur durayay Dhigiisa Nigeria

0 Visits: 806 | Tuesday January 12, 2010 - 22:01:38
Kooxda kubadda cagta ee Egypt ayaa saddex gool iyo eber kaga badisay kooxda waddanka Nigeria cayaar ka tirsan koobka Qaramada Afrika ee ka socda Angola.

Read More »

Kooxda Kubadda Cagta ee Midnimo oo tacsi tiiraanyo leh u diraysa eheladii uu ka geeriyooday marxuum Qoolaf Sheikh Cali

0 Visits: 1594 | Sunday January 10, 2010 - 04:57:27
Kooxda kubadda cagta ee naadiga Midnimo ee heerka labaad ayaa waxay tacsi tiraanyo u diraysaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday alaha u naxariistee laacibkii hore ee u cayaari jiray naadiga Midnimo Marxuum Qoolaf Sheikh Cali kaas oo ay gacan ka gardaran ku dishay gobolka shabeeladda dhexe

Read More »

Xulka Qaranka Somaliya oo Ku bar bartay Xulka dalka Jabuuti

0 Visits: 879 | Saturday January 09, 2010 - 10:55:33
Ciyaartan oo aad u xiiso badnayd ayaa waxaa ay ahayd mid ku bilaabatay dardar aad u xoog badan oo labada xulka ay kusoo bandhigeen ciyaar farsamo ku dheehan waxayna inta badan ciyaartu ahayd mid weerar iyo weerar celis oo labada kooxoodba ay muujinayeen dadaal ay gool ku helaan, Balse ciyaaryahanada…

Read More »

Maxaa Ka Taqaan Xulka Cameroon oo Qeyb ka ah Xulalka tagaya K/Aduunka 2010 (Sawiro)

0 Visits: 2033 | Wednesday December 30, 2009 - 17:35:29
Macalinka reer faransa ee xulka Kamiroon ayaa magacaabay 23 ciyaaryahan ee uga qeyb qaadan doono koobka qaarada africa oo 2 di sano mar la.qabto xiligaan oo kale kaas oo ka dhici doona Angola kooxdaan ayaa group kula jirto kooxaha Zambia, Tunisea, Gabon ayaga oo sidoo kale ka qey qaadan doona cayaaraha…

Read More »

Ciyaaryahan caan ku ah Kubada Cagta Aduunka oo qaatay Diinta Islaamka

0 Visits: 1609 | Sunday December 27, 2009 - 16:02:12
Waxaa sii kordhaya Ciyaartowda Caalamiga ee Diinta Islaamka qaadanaya iyadoo ciyaartowgii ugu danbeeyay uu ahaa xidigii hore ee qaranka Bortoqiiska Abel Xavier ayaa ka fariistay cayaarta kubada cagta isla markaana sheegay inuu qaatay diinta Islaamka.

Read More »

Maxaa Ka Taqaan Xulka Ghana oo Qeyb ka ah Xulalka tagaya K/Aduunka 2010 (Sawiro)

0 Visits: 1261 | Thursday December 24, 2009 - 16:47:03
Kusoo dhawaada Aqristayaal qormadi aan ugu magac darnay Qubanaha Isboortiga Shabakada Warsheekh oo ah xubin todobaadle ah oo maalin walba oo arbaco ah aad kadheehan kartaan shabakada warsheekh inagoo ku qaadaa dhigi doono faah faahinta Xulalka ka qeyb galaya Koobka Aduunka ee 2010 lagu qaban doono Wadanka…

Read More »

Maxaa Ka Taqaan Xulka Ivory Coast Qeyb ka ah Xulalka tagaya K/Aduunka 2010 (Sawiro)

0 Visits: 1944 | Wednesday December 16, 2009 - 18:28:03
Kusoo dhawaada Aqristayaal qormadi aan ugu magac darnay Qubanaha Isboortiga Shabakada Warsheekh oo ah xubin todobaadle ah oo maalin walba oo arbaco ah aad kadheehan kartaan shabakada warsheekh inagoo ku qaadaa dhigi doono faah faahinta Xulalka ka qeyb galaya Koobka Aduunka ee 2010 lagu qaban doono Wadanka…

Read More »

Maxaa Ka Taqaan Xulka Aljeeriya oo kamid ah Xulalka Ka Qeybgalaya Koobka Aduunka 2010

0 Visits: 1443 | Wednesday December 09, 2009 - 18:58:29
Kusoo dhawaada Aqristayaal qormadi aan ugu magac darnay Qubanaha Isboortiga Shabakada Warsheekh oo ah xubin todobaadle ah oo maalin walba oo arbaco ah aad ka aqrisan doontaan halkaan anagoo qeybteedi ugu horeesay aan ku qaadaa dhigi doono faah faahinta Xulalka ka qeyb galaya Koobka Aduunka ee 2010 lagu…

Read More »

Qaabkee bey isugu aadeen Xulalka ka eyb galaya Koobka Aduunka 2010 ee Konfur Afrika

0 Visits: 806 | Friday December 04, 2009 - 22:35:15
Isku aadka kooxaha wadamada ka qeybgalaya cayaaraha koobka adduunka ee ka dhacaya sanadka soo socda waddanka Koonfur Afrika ayaa lagu dhawaaqay.

Read More »

Indhahaaga isku qabo, oo bal qiyaas jawi farxadeed oo qaaradda Africa oo dhan ka dhaca

0 Visits: 939 | Thursday December 03, 2009 - 16:48:56
Indhahaaga isku qabo, oo bal qiyaas jawi farxadeed oo qaaradda Africa oo dhan ka dhaca, haddii koox ka tirsan Africa ay ku guuleeysato koobka adduunka ee 2010.

Read More »

Yaa ka qeybgalaya Koobka Aduunka 2010, Magacyada Xulalka.

0 Visits: 1560 | Thursday November 19, 2009 - 08:37:47
Markanna aan eegno guud ahaan dalalka u soo baxay koobka ciyaaraha adduunka ee ka dhacaya dalka Koonfur Africa sanadka foodda nagu soo haya ee 2010-ka.

Read More »

Xulalka Masar iyo Aljeeriya oo ciyaar Final ah ku yeelan doona Dalka Suudaan.

0 Visits: 896 | Wednesday November 18, 2009 - 09:48:10
Xulalka Dalalka Masar iyo Aljeeriya ayaa waxa caawa laga sugayaa midi usoo gudbi laheed ka qaeybgalka cayaaraha aduunka ee lagu qaban doono marki ugu horeesay Dalka Konfur afrika ee qaarada Afrika.

Read More »

Mucjisada Kubada Cagta ee Maradoona oo Ganaax La duldhigay

0 Visits: 1027 | Sunday November 15, 2009 - 22:14:47
FIFA ayaa Maradona ku ganaaxday in uu laba bilood ka fariisto hawlaha Kubadda Cagta oo dhan.

Read More »

Yaa haray, Yaasa Soo Baxay, Tartanki Horyaalada Yurub oo la Ciyaaray

0 Visits: 958 | Thursday November 05, 2009 - 07:44:32
Waxa habeenimadi xalay iyo habeenki arbacada ka dhacay garoomada kala gedisan ee qaarada yurub tartanka horyaalada qaarad yurub kuwaasi oo xiiso gaar ah lahaa todobaadkani iyadoo koox walba halgan ugu jirtay sida ay isusu taagi laheed meel fagaare ah .

Read More »

Saamileyda Naadiga Inter Milano oo kulan ku yeeshay Xarunta naadiga Inter Milan ee Banca Popolare di Milano (Sawiro).

0 Visits: 2817 | Wednesday October 28, 2009 - 08:14:12
Saamileyda Naadiga Kubada Cagta ee Reer Talyaani Inter Milano ayaa waxa ay kulan ku yeeshay Xarunta naadiga Inter Milan ee Banca Popolare di Milano.

Read More »

Xulka Junyarka Dalka Gaana oo si xarako leh Ugu dur duray Xulka Qaranka Barazil .

0 Visits: 961 | Saturday October 17, 2009 - 09:45:38
Xulka Kubada Cagta Dalka Gaana ee da'dooda ka hooseeso 17jirka ayaa waxa ay afka ciida ugalshay Xulka dhigooda ah ee Caanka Dalka Barazil kadib finaalaha koobka dhalinta yar aduunka kaasi oo lagu qabtay dalka Masar.

Read More »

Jaaliyada Somalida Swetzerland Oo Dhawaan Bilaabi Doonto Tartan Cayaro kubada Cagta ah oo Aad Uxiiso Badan (Sawiro)

0 Visits: 1130 | Saturday July 18, 2009 - 12:17:08
Sidoo kale Tartankaan ayaa waxaa furitaankiisa ka soo qayb gili doono Gudoomiyha GOS Aadan Xaaji Yabarow Wiish iyo xubno kale oo la soo koobi karin oo ku wehlin doono furtaankaan

Read More »

Xulalka Kubada Cagta Barazil iyo Italy Oo Guulo ka gaaray Koobka Qaaradaha..

0 Visits: 1097 | Tuesday June 16, 2009 - 15:01:06
Cayaar aad uxiiso badan oo katirsan Koobka qaaradaha aduunka ayaa waxa maxalinimadi shalay dhax martay Group-ka B ee koobka Confederations Cup oo si xiisa leh uga socda dalka South Africa iyadoo fooda is dareen Xulalka Barazil Vs Masar, Italy Vs USA.

Read More »

Luca toni “Qof walba wuxuu ku fikiraa in aan hoos u dhaca igu yimid”

0 Visits: 870 | Monday June 15, 2009 - 14:36:35
Cayaaryahaanka caanka ah ee Xulka Azzuri ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu cayaaro kulanka xulkiisa kaga soo horjeedaan Xulka United States.

Read More »

Bandhigga (preview) Koobka Qaaradaha Kulanka dhexmaraya Brazil & Egypt

0 Visits: 949 | Monday June 15, 2009 - 14:24:00
Kooxda haysata Koobka qaaradaha (The Confederations Cup holders) ayaa waxay madaxa is darayaan kooxda ayana haysata Koobka Qaarada Afrika (African Cup of Nations champions).

Read More »