Sports

Natiijooyinki Kulamadii Xalay ee Koobka Qaaradaha Group-A, Yaa badiyay, yase laga badiyay?

0 Visits: 1117 | Monday June 15, 2009 - 14:00:25
Kulanka Sida aad ka ah loogu loolamay ee u dhaxeeyay kooxda martigelineesa iyo kooxda aan la garaneen ee Iraq team. South Afrika ayaa ku raaxeysatay Baasaskii ugu fiicanaa halka kooxda Iraq ay ku faraxsaneed in ay iska daafacdo kooxda gurigeeda lagu cayaaraayay oo ay bar bar dhac 0-0 ah la gashay.

Read More »

Koobka Qaaradaha iyo Garoomada lagu qabanayo , Johannesburg, Bloemfontein/Mangaung, Rustenburg and Pretoria/Tshwane (Sawiro)

0 Visits: 2230 | Sunday June 14, 2009 - 22:15:01
Fifa Confederation Cup South Africa 2009 14/Jun/2009-28/Jun/2009 oo kamid ah koobakabka loogu jecelyahay cayaaraha kubada cagta ayaa sanadini waxa si weyn isugu hooshay habsami uqabsoomidiisa wadanka kowfur afrika oo si weyn isugu dubariday.

Read More »

Hanashada Koobka Horyaalada Yurub ee Barca Sidee looga Dareemay Caalamka (Daawo Sawiro)

0 Visits: 939 | Thursday May 28, 2009 - 20:42:38
Roma:Kooxda Barcelona ayaa xalay xaqiijisay hanashada koobka Horyaalada Qaarada Yurub, kadib markii eey isaga Horyimaadeen Ciyaar aad u xiisa badan si weeyna loo sugayey Kooxda Dalka Ingiriiska kasoo jeeda ee Manchester United

Read More »

Munaasabadda xiritaanka Toddobaadka Ciyaraha Saxibtinimada Somaaliya iyo Jabuuti oo ka dhacday D’Jabuuti(Sawiro)

0 Visits: 1105 | Tuesday May 26, 2009 - 13:50:15
Magaalada D'Jabuuti waxaa shalay ka dhacday munaasabad weyn oo si heer sare leh loo soo agaasimay, isla markaasina ku saabsaneyd xiritaanka tartanka toddobaadka ciyaaraha saaxibtinimo ee dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti.

Read More »

Ciyaaraha toddobaadka nabadda iyo is dhexgalka saaxibtinimo oo dalka Jabuuti lagu soo gabagabeeyay (Sawiro)

0 Visits: 835 | Monday May 25, 2009 - 14:35:38
Iyadoo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay dalka Jabuuti ay ka socdeen ciyaaro xiiso leh oo K/Koleyga, isla markaasina ay isaga hor yimaadeen kooxda K/Koleyga Dekedda Muqdisho iyo naadiyada K/Koleyga ee ka dhisan dalka Jabuuti oo uu ku jiray xulka Qaranka dalkaasi.

Read More »

Kooxda K/Koleyga Dekedda Muqdisho oo markii labaad guul kala hoyatay ciyaar ay la yeelatay dhigeeda Dekedda Jabuuti (Sawiro)

0 Visits: 933 | Saturday May 23, 2009 - 14:16:40
Ciyaar K/Koleyga ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa dhex martay dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti, waxaana ciyaartaasi daawashadeeda ka soo qeyb galay madax ka kala socotay labada dal, oo ay kala matalayeen mas'uuliyiin ka kala socotay Soomaaliya iyo Jabuuti, sida C/raxmaan Xuseen Cabdi (Kolly)…

Read More »

Kooxda Kubadda Cagta Manchester United oo ku Guuleysatay markeedii Sadexaad oo Xiriir ah horyaalka Ingiriska

0 Visits: 1205 | Sunday May 17, 2009 - 08:53:29
Kooxda K.cagta ee Manchester United ayaa ku guuuleystay horyaalka Ingiriiska, kaddib markii bar-bar dhac gool la'aan ah ay la gashay dhigeeda Arsenal ciyaar aad u xiiso badan oo ka dhacday garoonka Old Trafford ee magaaladda Manchester.

Read More »

Ayub Da’ud oo Noqday Cayaaryahanki Ugu horeeyay Somalia ee Ka Cayaara Heerka Kowaad (Sawiro)

0 Visits: 1126 | Tuesday March 17, 2009 - 13:15:33
Cayaaryahanka Weerarka ka cayaaro ee dhalsho ahaan kazoo jeeday Dalka Soomaaliya Ayuud Da'ud Xuseen Iidow ayaa noqday Cayaarayahanki ugu horeeyay ee ka cayaara SARE Ada Dalka Talyaaniga .

Read More »

Arsen Winger Oo Soo Dhaweeyay Goolkii Eduardo Silva & Ronaldo Oo Gool Dhaliyay Kadib.

0 Visits: 1319 | Monday March 09, 2009 - 19:27:32
Wararki isboorti ee ugu Xiisaha badnaa iyo Shabakada Warsheekh ayaa waxa Maanta kusoo qaada Doonaa labada Qodob ee Ugu Dambeeyay Hadal Heenta Warbaahinta Isbooritga Aduunka.

Read More »

Tababaraha Naadiga kubada Cagta ee Chelesea Guus Hiddink oo ka carooday Cole iyo Terry...

0 Visits: 1085 | Saturday March 07, 2009 - 13:46:09
Tababaraha Naadiga Kubadda Cagta ah ee Ingiriiska Chelsea Guus Hiddink ayaa aad uga carooday kadib markii lagu soo eedeeyay Ciyaartoydiisa Ashley Cole iyo John Terry Isticmaal Qamriga habeenki saqda dhexe.

Read More »

Tartan kubada Cagta oo lagu xusayay Marxuum Saciid Tahliil oo lagu soo gabgabeeyay Kuala Lampur(Sawiro)

0 Visits: 987 | Monday March 02, 2009 - 10:07:54
Waxaa Xaafada Temal Melati ee magaalada Kuala Lumpur e dalka Malausia ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay koob lagu xusayay marxuum Siciid tahliil oo lagu dilay magaalada Muqdisho koobkani oo ay ka qeyb galeen lix kooxood oo soomaali ah ayaa waxaa uu kus oo dhamaaday si heer sarre ah.

Read More »

Natiijadii Kulamada Xalay Uefa Champions League waxeyna kooxuhu isku arkeen sidatan:

0 Visits: 2112 | Thursday February 26, 2009 - 12:15:37
Chelsea 1-0 Juventus Real Madrid 0-1 Liverpool Sporting Lispon 0-5 Bayern Munich Villarreal 1-1 Panathinaikos

Read More »

Natiijadii Kulamada xalay la Ciyaaray iyo kuwa caawa ee Uefa Champions League oo faah faahsan

0 Visits: 1153 | Wednesday February 25, 2009 - 13:01:54
Waxaa xalay Qaaradda Yurub laga ciyaaray Koobka Horyaalada Yurub wareega 16 Lugtiisa Koowaad waxeyna Kooxuhu isku arkeen Sidatan.

Read More »

Kooxda Kubbada Cagta Roma Ma ganaaxi doontaa Ciyaaryahankeeda Francesco Totti ?

0 Visits: 896 | Monday February 23, 2009 - 10:49:31
Maamulka Kooxda Kubadda Cagta ah ee Roma ayaa ka fiirsanaayo ganaax ay duldhigaan Kabtanka Kooxdaas Francesco Totti kadib qalad uu sameeyay Ciyaartii ay la yeesheen Kooxda Siena oo ka tirsaneed Horyaalka Talyaaniga.

Read More »

Cristiano Ronaldo oo guul gaarsiiyay Naadigiisa Manchester United.

0 Visits: 1357 | Sunday February 22, 2009 - 11:42:20
Xidiga Kubadda Cagta ah ee Aduunka Cristiano Ronaldo ayaa guul weyn gaarsiiyay Naadigiisa Kulanki ay la ciyaartay Kooxda Blackburn ee ka tirsanaay Horyaalka Ingiriiska.

Read More »

Tababaraha Cusub ee Kooxda Chelsea Guus Hiddink ayaa sheegay inuu rajeynaayo.....

0 Visits: 1190 | Saturday February 21, 2009 - 12:18:13
Macalinka Kooxda Kubadda Cagta ah ee Chelsea (The Blues) ayaa sheegay inuu rajeynaayo in uu helo madax banaa naasho xaga Maamulka ah maadaama uu fara gilin ku sameeyay Guddoomiyaha Kooxda Roman Ibromovich Macalinki Hore ee Kooxda Luis Philp Scolari

Read More »

Waan inaan cadeeyaa inaan ahay Ciyaaryahan Lafa dhabar ah ee Kooxda Inter ...

0 Visits: 1064 | Saturday February 21, 2009 - 11:11:19
Weeraryahanka Xulka Kubadda Cagta ah Brazil iyo Kooxda Inter Milan Adriano ayaa shaaca ka qaaday in uu ka midyahay xiligaan Ciyaartoyda ugu fiican Aduunyada qaaatan Naadiga Inter.

Read More »

Jose Morinho."Inter waa garaaci kartaa Manchester United"

0 Visits: 1271 | Thursday February 19, 2009 - 19:54:06
Tababaraha Naadiga Kubadda Cagta ah ee Inter Milan Jose Morinho ayaa shaaca ka qaaday in ay garaaci doonaan Kooxda Kubadda Cagta ah ee Manchester United Lugta Koowaada Uefa Champions League kaas ay iskaga hor imaan doonaan Labada Kooxood Magaalada Milano 24 bishaan February 2009.

Read More »

Tababaraha Ajex una ciyaari jiray Naadiga Ac Milan Van Basten ayaa cambaareeyay Naadigiisi Hore

0 Visits: 1155 | Thursday February 19, 2009 - 18:47:21
Ciyaaryahanki hore ee Kooxda Ac Milan Sagaashameeyadii Van Basten ayaa mar wax laga weydiiyay sida ay latahay Naaigiisi hore ee Milan ayaa yiray sidan.

Read More »

Arsenal uma baahna Ciyaaryahan kale oo qad dhexe sidaa waxaa yiri Samir Nasri...

0 Visits: 1301 | Thursday February 19, 2009 - 11:07:39
Ciyaaryahanka udhashay wadanka France una ciyaaro Naadiga Kubadda Cagta ah ee Ingiriiska Arsenal Samir Nasri ayaa sheegay in ay sabab u eheyd ka harida ay ka hareen Hogaanka Premier Shipka dhaawacyo fara badan oo soo gaaray Ciyaartoyda Kooxda Arsenal.

Read More »

South Africa oo soo bandhigtay garoomada lagu qaban doono ciyaaraha aduunka 2010 sawiro

0 Visits: 1331 | Sunday February 15, 2009 - 13:13:21
Diyaargrowga iyo qabanqaabada loogu jiro koobka kubada cagta ee sanadka soo socda 2010-ka lagu qaban doono dalkan Koofur Afrika ayaa waxa uu marayaa meel aad u wanaagsan.

Read More »

cristiano Ronaldo ayaa noqday ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka.

0 Visits: 1005 | Tuesday January 13, 2009 - 15:07:44
Xididga Qadka dhexe uga ciyaara kooxda Manchester united isla markaana u dhashay wadanka Portugal ayaa xalay loo doortay in uu yahay xidiga ugu wanaagsan aduunka lana gudoonsiiyay abaalmarinta sanadkiiba mar la dhiibo FIFA World Player of the year award for 2008.

Read More »