Tahniyad

Tahniyad Aroos Wariye Gacal Xusein iyo Sacdiyo Cali

0 Visits: 1333 | Saturday October 09, 2010 - 15:07:58
Waxaa tahniyad kal iyo laab ah loo diraaya wariye Gacal Xusein gacal aya iyo Sacdiyo cali maxamuud oo dhawaan guurkooda ka dhacay wadanka soomaaliya gaar ahaan magaallo madaxda ee muqdisho wariyaasha tahniyada diraayo waxa ay kala yihiin

Read More »

Tahniyad Eng ismaaciil axmed wehliye iyo Sucdi xusein xassan

0 Visits: 1536 | Saturday September 25, 2010 - 07:47:02
hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo waxaan halkaan hambalyo aroos uga direynaah arooska & aroosada boqorka & boqorada xidiga & xidigta eng ismaaciil axmed weheliye& sucdi xuseen xasan

Read More »

Dhalasho farxad leh: Max'ed Sh C/raxmaan (Dhalxa) iyo Makka Sh Max'ud Hilowle oo wiil ugu dhashay Muqdisho

0 Visits: 1199 | Sunday September 05, 2010 - 18:29:39
Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe Maxamed Sh C/raxmaan oo ku magac dheer Khaliif Dhalxa iyo hooyo Makka Sh Maxamuud Hilowle oo taariikhda marka ay aheyd 02/09/2010 wiil ugu dhashay Caasimada Soomaali ee Muqdisho…

Read More »

Dhalasho farxad leh: Maxmuud Sh Ax'ed iyo Maka Ax'ed oo gabar ugu dhalatay Deg.Warshiikh

0 Visits: 853 | Monday August 09, 2010 - 20:34:36
Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe Max'uud Sh Ax'ed iyo hooyo Makka Ax'ed oo taariikhda marka ay aheyd 08/08/2010 gabar ugu dhalatay Deg.Warshiikh waxaana loo bixiyey gabadhaas Caa'isha Maxmuud…

Read More »

Dhalasho wacan : Muscab C/raxiin Hilowle Galeyr

0 Visits: 3496 | Saturday July 17, 2010 - 17:41:03

Read More »

Tahniyad Dhalasho Farxad Leh xamza axmeddir

0 Visits: 801 | Saturday July 17, 2010 - 17:40:49

Read More »

Tahniyad: Dr Feysal Haji Omar (Rabiic) & Dr Hafsa Ali Absiye (Qaali) oo ku aqal galay muqdisho

0 Visits: 1653 | Saturday June 19, 2010 - 15:11:56
Waxay hambalyo aroos farxadeed u dirayaan awlaadooda Dr Feysal Haji Omar (Rabiic) iyo Dr Hafsa Ali Absiye (Qaali) oo ku aqal galay magaalada muqdisho ee dalka soomaaliya 17ki June 2010 waxaan lee nahay "Baaraka laahu lakumaa wa baaraka caleykumaa wa jamaca beenakumaa bi alf qeyr" Guurkiina guur…

Read More »

TAHNIYAD DHALASHO

0 Visits: 2636 | Tuesday April 13, 2010 - 15:14:20
waxaan tahniyad dhalasho faraxad leh hawada u marineynaa Ustaad C/raxmaan Cali Shiikh iyo Shukri Maxamuud Maxamed oo gabari ugu dhalatay magaalada muqdisho waxaane leenahay noqo tii dadkeeda iyo dalkeeda iyo diintaba anfacdo anaga oo kala ah dadka hoos ku xusan kuna sugan magaalada Capetown ee dalka…

Read More »

HANBALYO......HANBALYO

0 Visits: 1004 | Monday April 05, 2010 - 16:07:41

Read More »

C/raxmaan C/llaahi Axmed iyo Canab Daahir Axmed oo afarta bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho

0 Visits: 851 | Sunday February 07, 2010 - 20:04:17
waxaa tahniyad cawa iyo ayaan leh hawada loo marinaya Arooska iyo Aroosada kala ah C/raxmaan C/llaahi Axmed oo ku magac dheer (Boote) iyo Aroosada Canab Daahir Axmed oo ku maga dheer (Indha uroon) oo afarta bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan waxaana la leeyahay noqda…

Read More »

C/raxmaan C/llaahi Axmed iyo Canab Daahir Axmed oo afarta bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho

0 Visits: 852 | Friday February 05, 2010 - 21:55:51
waxaa tahniyad cawa iyo ayaan leh hawada loo marinaya Arooska iyo Aroosada kala ah C/raxmaan C/llaahi Axmed oo ku magac dheer (Boote) iyo Aroosada Canab Daahir Axmed oo ku maga dheer (Indha uroon) oo afarta bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan waxaana la leeyahay noqda…

Read More »